{"id":186856,"date":"2025-07-23T12:08:19","date_gmt":"2025-07-23T09:08:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186856"},"modified":"2025-07-23T12:08:19","modified_gmt":"2025-07-23T09:08:19","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"435\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1-300x188.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1-672x420.jpg 672w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay Shalay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku sugan gudaha magaalada Beledxaawo, halka kuwa dowladda Federaalka ay ku sugan yihiin xerada ciidanka ee loo yaqaano xero UK oo ku taala duleedka magaaladaasi.<\/p>\n<p>Shacabka ku nool degmada Baladxaawo iyo nawaaxigeeda ayaa wal wal xoogan ka qaba in markale maanta halkaasi ku dagaalamaan ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo ku loolamaya hanaanka maamul ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Dagaalkii Shalay ka dhacay Baladxaawo oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah oo rasaasta ugu tagtay guryajooda.<\/p>\n<p>Wararka sidoo kale saakay naga soo gaaraya degmada Baladxaawo ayaa sheegaya in labada dhinac ay kala gaareen ciidamo gurmadyo u kala ah dowladda iyo Jubbaland, taasi oo sii kordhisay cabsida ay qabaan dadka ku nool magaaladaas iyo nawaaxigeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay Shalay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland. Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku sugan gudaha magaalada Beledxaawo, halka kuwa dowladda Federaalka ay ku sugan yihiin xerada ciidanka ee loo yaqaano xero [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753261709,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753261709,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay Shalay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland. Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku sugan gudaha magaalada Beledxaawo, halka kuwa dowladda Federaalka ay ku sugan yihiin xerada ciidanka ee loo yaqaano xero [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-23T09:08:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"435\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-23T09:08:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":435},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay Shalay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland. Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku sugan gudaha magaalada Beledxaawo, halka kuwa dowladda Federaalka ay ku sugan yihiin xerada ciidanka ee loo yaqaano xero [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-23T09:08:19+00:00","og_image":[{"width":696,"height":435,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg","datePublished":"2025-07-23T09:08:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Beledxaawo-696x435-1.jpg","width":696,"height":435},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-xaalada-degmada-beledxaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186856\/revisions\/186858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}