{"id":186875,"date":"2025-07-24T11:14:51","date_gmt":"2025-07-24T08:14:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186875"},"modified":"2025-07-24T11:14:51","modified_gmt":"2025-07-24T08:14:51","slug":"israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186876\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"449\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is-300x168.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is-768x431.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is-696x391.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is-748x420.webp 748w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Israa\u2019iil, ayaa khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ay kala kulmayaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Xamaas ee ka socda magaalada Qasa.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Israa\u2019iil oo lagu magacaabo David Mensar oo warbaahinta la hadlay , ayaa qiray in khasaaro badan ciidankooda uu kasoo gaaray howlgalka ay ka wadaan magaalada Qasa.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay afhayeenka in kooxda Xamaas dishay 895 askari oo katirsanaa ciidanka Israa\u2019i tan iyo waxii ka danbeeyay 7 October, markaas oo Xamaas oo weerar culus ka fulisay gudaha Israa\u2019iil, weerarkaasi oo dhaliyay duullaanka Israa\u2019iil ku burburisay Qasa.<\/p>\n<p>Ciidamo badan oo katirsan milatariga Israa\u2019iil, ayaa sidoo kale dhaawacyo culus iyo dhibaatooyin kale oo caafimaad darro kala kulmay dagaalka adag ee aan dhammaan ee kula jiraan kooxda Xamaas.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu bilowday dagaalka magaalada Qasa, waxa la diiwaangeliyay burbur xooggan, dhimasho iyo dhaawac iyada oo aan weli xal loo helin xabbad-joojin laga gaadho dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa\u2019iil, ayaa khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ay kala kulmayaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Xamaas ee ka socda magaalada Qasa. Afhayeen u hadlay Israa\u2019iil oo lagu magacaabo David Mensar oo warbaahinta la hadlay , ayaa qiray in khasaaro badan ciidankooda uu kasoo gaaray howlgalka ay ka wadaan magaalada Qasa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753344903,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753344903,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Israa\u2019iil, ayaa khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ay kala kulmayaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Xamaas ee ka socda magaalada Qasa. Afhayeen u hadlay Israa\u2019iil oo lagu magacaabo David Mensar oo warbaahinta la hadlay , ayaa qiray in khasaaro badan ciidankooda uu kasoo gaaray howlgalka ay ka wadaan magaalada Qasa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-24T08:14:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"449\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/\",\"name\":\"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-24T08:14:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp\",\"width\":800,\"height\":449},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon","og_description":"Ciidamada Israa\u2019iil, ayaa khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ay kala kulmayaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Xamaas ee ka socda magaalada Qasa. Afhayeen u hadlay Israa\u2019iil oo lagu magacaabo David Mensar oo warbaahinta la hadlay , ayaa qiray in khasaaro badan ciidankooda uu kasoo gaaray howlgalka ay ka wadaan magaalada Qasa. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-24T08:14:51+00:00","og_image":[{"width":800,"height":449,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/","name":"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp","datePublished":"2025-07-24T08:14:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Is.webp","width":800,"height":449},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-sheegtay-tirada-askarta-looga-dilay-dagaalka-gaza\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israa\u2019iil oo sheegtay tirada askarta looga dilay dagaalka Gaza"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186875"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186877,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186875\/revisions\/186877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}