{"id":186950,"date":"2025-08-06T09:43:49","date_gmt":"2025-08-06T06:43:49","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186950"},"modified":"2025-08-06T09:43:49","modified_gmt":"2025-08-06T06:43:49","slug":"netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/","title":{"rendered":"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_183706\" aria-describedby=\"caption-attachment-183706\" style=\"width: 915px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-183706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\" alt=\"Netanyahu\" width=\"915\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg 915w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2-746x420.jpg 746w\" sizes=\"(max-width: 915px) 100vw, 915px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-183706\" class=\"wp-caption-text\">Netanyahu<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Netanyahu ayaa soo saaray mid ka mid ah hadalladiiisii ugu yaabka badnaa, isagoo isku dayaya inuu dareenka Yuhuuda dhinaciisa usoo jeediyo, wuxuu yiri ;<\/p>\n<p>\u201cXilligii dhexe, dhammaan xasuuqyadii lagu qaaday Yahuudda waxaa ka horreeyay olole been-abuur iyo marin habaabin foolxun.Waa nalagu eedeeyay inaan sumayn jirnay ceelasha biyaha, oo aan cudurrada faafin jirnay, waxaa kaloo nalaku been abuurtay inaan gowrici jirnay carruurta Kirishtaanka ah, oo aan cabbi jirnay dhiiggooda.Beentaas ayaa sababtay in uu dhaco xasuuqii Holocaust, kaas oo ay ku naf waayeen lix milyan oo Yuhuud ah oo aan waxba galabsan.\u201d<\/p>\n<p>Netanyahu wuxuu intaas ku daray: \u201cMaanta, shacabka Yuhuudda ah waxay wajahaan ololeyaal marin-habaabin ah oo noocaas oo kale ah.<\/p>\n<p>Waxaa nala leeyahay waxaan si ula kac ah ayaad u gaajaysiin carruurta Falastiiniyiinta, iyadoo aan oggolaanay in Qasa la galiyo ku dhowaad laba milyan oo tan oo raashin ah. Maxaan intaas ka badan samaynaa? Xamaas ayaa raashinkii bililiqaysatay! Iyadoo ay sidaas tahay, waxaan amray ciidanka cirka inay hawada ka soo tuuraan raashin iyo dawooyin bani\u2019aadanimo oo loogu talagalay shacabka reer Qasa. Xilligan hadda ah, dad badan oo reer Qasa ah ayaa nagu leh: \u2018Fadlan naga caawiya inaan iska xoreyno xukunka Xamaas. Sababtaas awgeed ayaan go\u2019aansannay inaan xorriyadda gaarsiino Qasa.\u201d<\/p>\n<p>Inta badan Warbaahinta Israa\u2019iil ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ku eedeeyay in uu jahwareerin ku hayo bulshada Yuhuudda ah kaddib markii saacado gudahood uu kusoo gudbiyay warbixinno is diidaya sida in uu arrinta Gaza uu ku wajahayo nabad halka markale uu ku hanjabay in uu adeegsanayo Awood Militari.<\/p>\n<p>Warbaahinta laga dhex xigtay warbixintaan waxaa kamid ah Channel 12 &amp; Jerusalem Post, waxa ay dhaliileen hab-dhaqanka Siyaasadeed ee Ra\u2019iisul Wasaare Netanyahu uu ku wajahayo Xaaladda Magaalada Gaza, Maxaabiista Israa\u2019iil laga hayo iyo Saraakiisha diidan in ay hoggaamiyaan dagaalkaas.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa maanta fadhi ka leh arrinta Gaza kaddib soo jeedin ka timid Danjiraha Israa\u2019iil ee Qaramada Midoobay, waxa ay sheegtay in la joogo waqtigii la fasixi lahaa gargaarka bani aadamnimo ee ciidamada maamulkeeda hortaagan yihiin si loosoo afjaro xaaladda macluusha ah ee taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Netanyahu ayaa soo saaray mid ka mid ah hadalladiiisii ugu yaabka badnaa, isagoo isku dayaya inuu dareenka Yuhuuda dhinaciisa usoo jeediyo, wuxuu yiri ; \u201cXilligii dhexe, dhammaan xasuuqyadii lagu qaaday Yahuudda waxaa ka horreeyay olole been-abuur iyo marin habaabin foolxun.Waa nalagu eedeeyay inaan sumayn jirnay ceelasha biyaha, oo aan cudurrada faafin jirnay, waxaa kaloo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754462643,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754462643,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Netanyahu ayaa soo saaray mid ka mid ah hadalladiiisii ugu yaabka badnaa, isagoo isku dayaya inuu dareenka Yuhuuda dhinaciisa usoo jeediyo, wuxuu yiri ; \u201cXilligii dhexe, dhammaan xasuuqyadii lagu qaaday Yahuudda waxaa ka horreeyay olole been-abuur iyo marin habaabin foolxun.Waa nalagu eedeeyay inaan sumayn jirnay ceelasha biyaha, oo aan cudurrada faafin jirnay, waxaa kaloo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-06T06:43:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"915\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"515\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/\",\"name\":\"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-06T06:43:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg\",\"width\":915,\"height\":515,\"caption\":\"Netanyahu\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon","og_description":"&nbsp; Netanyahu ayaa soo saaray mid ka mid ah hadalladiiisii ugu yaabka badnaa, isagoo isku dayaya inuu dareenka Yuhuuda dhinaciisa usoo jeediyo, wuxuu yiri ; \u201cXilligii dhexe, dhammaan xasuuqyadii lagu qaaday Yahuudda waxaa ka horreeyay olole been-abuur iyo marin habaabin foolxun.Waa nalagu eedeeyay inaan sumayn jirnay ceelasha biyaha, oo aan cudurrada faafin jirnay, waxaa kaloo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-06T06:43:49+00:00","og_image":[{"width":915,"height":515,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/","name":"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","datePublished":"2025-08-06T06:43:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Israel-Benjamin-Netanyahu-Tel-Aviv-June-2024-Shaul-GOLAN-AFP-2.jpg","width":915,"height":515,"caption":"Netanyahu"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-bilaabay-inuu-jaho-wareeriyo-dadkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Netanyahu oo bilaabay inuu jaho wareeriyo dadkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186950"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186951,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186950\/revisions\/186951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}