{"id":186952,"date":"2025-08-06T09:46:16","date_gmt":"2025-08-06T06:46:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186952"},"modified":"2025-08-06T09:46:16","modified_gmt":"2025-08-06T06:46:16","slug":"itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg 976w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in saraakiil Itoobiyaan ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo, muddo saddex maalin ah u qabteen in Cabdirashiid Janan iyo ciidanka dowladda ee ka amar qaata uga baxaan degmada Balad-xaawo ay dhawaan dagaal kula wareegeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay in saraakiil Itoobiyaan ah degmada Balad-xaawo kula shireen odayasaha dhaqanka, waxa uuna xuseen in saraakiishaasi amar ku bixiyeen in ciidanka dowladda uu hoggaamiyo Janan deg deg uga baxaan Balad-xaawo.<\/p>\n<p>\u201cSaraakiil Itoobiyaan ah ayaa timid Doolow, odayaasha ayey la kulmeen amar ayey bixiyeen ku aadan Xerada UK ee Beled-xaawo iyo madaxda DFS ee halkaas joogta khaasatan Wasiir Cabdirashiid waqti ayey u qabteen 3 beri ah inuu kaga boxo Beled-xaawo taasi oo wax u dhimaysa derisnimada\u201d, Ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaa maalmo kahor dagaal kula wareegay ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaali,ya uu hoggaaminayay Cabdirashiid Janan oo dowladda Soomaaliya usoo magacayday taliyaha NISA iyo madaxa amniga gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Itoobiya, ayaa si weyn saameyn ugu leh siyaasadda gobolka Gedo lagu maamulo, waxa ayna dhawaan ciidamada Itoobiya ee jooga degmada Doolow iyaga oo garab siinaya ciidamada Jubbaland weerar ku qaadeen xero degmadaasi ka joogeen ciidamo katirsan Nabadsugidda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in saraakiil Itoobiyaan ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo, muddo saddex maalin ah u qabteen in Cabdirashiid Janan iyo ciidanka dowladda ee ka amar qaata uga baxaan degmada Balad-xaawo ay dhawaan dagaal kula wareegeen. Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754462793,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754462793,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in saraakiil Itoobiyaan ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo, muddo saddex maalin ah u qabteen in Cabdirashiid Janan iyo ciidanka dowladda ee ka amar qaata uga baxaan degmada Balad-xaawo ay dhawaan dagaal kula wareegeen. Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-06T06:46:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/\",\"name\":\"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-06T06:46:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon","og_description":"Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in saraakiil Itoobiyaan ah oo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo, muddo saddex maalin ah u qabteen in Cabdirashiid Janan iyo ciidanka dowladda ee ka amar qaata uga baxaan degmada Balad-xaawo ay dhawaan dagaal kula wareegeen. Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-06T06:46:16+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/","name":"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg","datePublished":"2025-08-06T06:46:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-amartay-in-cabdirashiid-janan-kabaxo-beled-baxo-balad-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo amartay in Cabdirashiid Janan kabaxo beled baxo Balad-xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186952"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186952\/revisions\/186954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}