{"id":186955,"date":"2025-08-07T11:25:15","date_gmt":"2025-08-07T08:25:15","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186955"},"modified":"2025-08-07T11:25:15","modified_gmt":"2025-08-07T08:25:15","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186956\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901354256630664.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901354256630664.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901354256630664-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in xaalada gobolka Gedo ay hurinayaan xubno ay ku tilmaamtay qaswadayaal ah uu amar siiyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Warsaxaafadeedka lagu xusay in Maxamuud Sayid Aadan uu ka mid yahay shaqsiyaadka horey gacanta ugu lahaa falal amnidarro oo ka dhacay gobolka, islamarkaana maalmahan dambe lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay dhaqdhaqaaqyada colaadeed ee ka socda Gedo.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada dowladda Federaalka ayaa si buuxda ugu sugan yihiin gobolka, halkaasoo ay ka wadaan howlgallo ay kaga hortagayaan khataraha amniga, iyadoo ay gacan ka helayaan shacabka deegaanka, tallaabo ayaa laga qaadi doona cid kasta oo sii waddo falkooda xun\u201d ayaa qoraalka kaso baxay Wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warkaan kasoo baxay Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa ku soo aadaya, iyadoo ciidanka Itoobiya iyo kuwa Jubbaland ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan gobolka Gedo, gaar ahaan magaalada Beledxaawo oo ay dhawaan si buuxdo ula wareegeen ciidanka dowladda Federaalka oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901353855372498.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"832\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901353855372498.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901353855372498-238x300.jpg 238w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202587638901353855372498-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo. Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in xaalada gobolka Gedo ay hurinayaan xubno ay ku tilmaamtay qaswadayaal ah uu amar siiyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754555127,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754555127,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo. Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in xaalada gobolka Gedo ay hurinayaan xubno ay ku tilmaamtay qaswadayaal ah uu amar siiyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-07T08:25:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-08-07T08:25:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon","og_description":"Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo. Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda amniga ayaa lagu sheegay in xaalada gobolka Gedo ay hurinayaan xubno ay ku tilmaamtay qaswadayaal ah uu amar siiyay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-07T08:25:15+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","datePublished":"2025-08-07T08:25:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-kahadashay-xaalada-gobolka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo kahadashay xaalada gobolka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186955"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186958,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186955\/revisions\/186958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}