{"id":186967,"date":"2025-08-07T11:59:16","date_gmt":"2025-08-07T08:59:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186967"},"modified":"2025-08-07T12:01:08","modified_gmt":"2025-08-07T09:01:08","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO Cabdirashiid  (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f.jpg 976w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/110766375_2fc6fed5-0fbd-49b7-aec8-d08f1d2c154f-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha NISA ee Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo haatan ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaasi, isagoo soo hadal qaaday farogelinta ciidamada Itoobiya ee gobolka.<\/p>\n<p>Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday in kaliya ay is hayaan Axmed Madoobe, ayna Itoobiya iyo Kenya u arkaan laba dal oo daris ah oo ay ka dhexeyso is ixtiraamid.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu isma hayno cadowgeenana ma\u2019ahan Itoobiya iyo Kenya waa dowlado aan daris nahay, waxaana naga dhexeyso is xormeyn iyo wada shaqeyn,\u201d ayuu yiri C\/rashiid Janan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu ku hanjabay inay ka hortagi doonaan cid kasta oo diidan qaranimada Soomaaliya, ayna difaaci doonaan dadka iyo dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cCid kasta oo qaranimada Soomaaliyeed diidan annagana waa diidanahay ma ogolin, waxaa rabno waxaa wayay shacabka oo nabad ku noolaado heybadda qaranimo ee dalkeenna oo taagnaato,\u201d ayuu mar kale yiri taliyaha NISA ee maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu farriin u diray ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka, isaga oo faray inay gutaan waajibaadka qaran ee saaran, isaga oo ballan qaaday inay ka war qabi doonto dowladdooda.<\/p>\n<p>\u201cGobolkan waxaa rabnaa inuu kala dambeyn sax ah uu yeesho, ciidamada qalabka sidana ay waajib gutaan wax kastana waxaa diyaar ula ah dowladda Soomaaliyed,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan Itoobiya ay muddo saddex cisho ah u qabatay Janan iyo ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Beledxaawo, sida uu shalay xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Gedo ee dowladda, Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir).<\/p>\n<p>Dhowaan ayay sidoo kale ahayd markii ciidanka Itoobiya ay weerareen xerada taliska NISA ee Doolow, iyaga oo gebi ahaan cagta mariyay, kadibna soo xiray taliyihii xeradaasi, mana jiro illaa iyo war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda oo ku aadan xadgubka Itoobiya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMustaqbalMedia%2Fvideos%2F1107037411306068%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha NISA ee Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo haatan ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaasi, isagoo soo hadal qaaday farogelinta ciidamada Itoobiya ee gobolka. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday in kaliya ay is hayaan Axmed Madoobe, ayna Itoobiya iyo Kenya u arkaan laba dal oo daris [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754557234,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754557234,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754557287,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754557287,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha NISA ee Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo haatan ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaasi, isagoo soo hadal qaaday farogelinta ciidamada Itoobiya ee gobolka. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday in kaliya ay is hayaan Axmed Madoobe, ayna Itoobiya iyo Kenya u arkaan laba dal oo daris [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-07T08:59:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-07T09:01:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png\",\"datePublished\":\"2025-08-07T08:59:16+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-07T09:01:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png\",\"width\":612,\"height\":457},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Taliyaha NISA ee Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo haatan ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaasi, isagoo soo hadal qaaday farogelinta ciidamada Itoobiya ee gobolka. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday in kaliya ay is hayaan Axmed Madoobe, ayna Itoobiya iyo Kenya u arkaan laba dal oo daris [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-07T08:59:16+00:00","article_modified_time":"2025-08-07T09:01:08+00:00","og_image":[{"width":612,"height":457,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/","name":"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png","datePublished":"2025-08-07T08:59:16+00:00","dateModified":"2025-08-07T09:01:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-07-100025.png","width":612,"height":457},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-u-hanjabay-itoobiya-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Cabdirashiid (Janan) oo u hanjabay Itoobiya iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186967"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186968,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186967\/revisions\/186968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}