{"id":187038,"date":"2025-08-15T12:34:01","date_gmt":"2025-08-15T09:34:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187038"},"modified":"2025-08-15T12:34:01","modified_gmt":"2025-08-15T09:34:01","slug":"siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187042\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, ayaa warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku boorinayaa maamulkayaga inuu si rasmi ah ugu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland dal madax-bannaan, oo ku dhisan xuduudaheedii 1960-kii,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz.<\/p>\n<p>Senator-ka oo laga soo doorto gobolka Texas isla markaana ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee talada haya, ayaa sheegay in Somaliland ay sannadkii 1960-kii heshay xorriyaddeeda, ka dibna ay si ikhtiyaari ah ula midoowday Soomaaliya, balse ay ka noqotay midowgii sannadkii 1991. Intaa ka dibna ay ahayd qaran nabad ah, dimuqraadi ah, oo xukunka si nabad ah layskugu wareejiyo.<\/p>\n<p>&#8220;Somaliland waxay kusoo baxday inay tahay saaxiib muhiim u ah iskaashiga diblomaasiyadeed ee Maraykanka, waxayna Maraykanka ka caawinaysaa kor u qaadidda danihiisa ammaanka ee gobolka Geeska Afrika iyo dibaddiisa,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz. &#8220;Waxay ku taallaa goob istiraatiiji ah oo Gacanka Cadmeed ah, oo ku dhow mid ka mid ah marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka, waxayna leedahay ciidan awood leh oo ku filan la dagaalanka argagixisada iyo budhcad-badeednimada.&#8221;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187041\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n.jpg 1236w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-1068x1383.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/533571976_1177208171107953_1033351236264645004_n-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/>Waxa uu warqaddiisa ku sheegay in Somaliland ay ku dhiirratay inay xidhiidh la samayso Taiwan, ay rabto inay xidhiidh la yeelato Israa\u2019iil, isla markaana ay doonayso inay ku biirto Heshiisyada Ibraahiimiyada (Abraham Accords). Waxa uu intaa ku daray inay Maraykanka u soo bandhigtay saldhig milatari oo Berbera ku yaalla, iyo heshiis macdanta naadirka ah lagaga iibinayo Maraykanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n.jpg 1600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532400215_1177208207774616_3443657449923256925_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187040\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532536013_1177208247774612_6801354007237884088_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"896\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532536013_1177208247774612_6801354007237884088_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532536013_1177208247774612_6801354007237884088_n-241x300.jpg 241w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532536013_1177208247774612_6801354007237884088_n-696x866.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/532536013_1177208247774612_6801354007237884088_n-338x420.jpg 338w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Somaliland ay hadda cadaadis kala kulmayso cadowgeeda, oo uu ugu horreeyo Shiinaha, kaas oo adeegsanaya culays dhaqaale iyo mid diblomaasiyadeed si uu ugu qasbo inay xidhiidhka u jarto Taiwan. Waxa kale oo uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qayb ka tahay dadaallada ka dhanka ah Somaliland, iyadoo adeegsanaysa kooxo kasoo horjeeda Somaliland si loo wiiqo madax-bannaanideeda.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in, dhammaan khataraha jira awgeed, haddana Somaliland u badheedhay inay sii xoojiso xidhiidhkeeda Maraykanka, isla markaana ay kor u qaadday iskaashigeeda milatari, la dagaallanka argagixisada, iyo iskaashiga dhaqaale, taas oo dan u ah horumarinta danaha Mareykanka. &#8220;Waxay u baahan tahay in loo aqoonsado dal ahaan. Waxaan kugu boorinayaa inaad aqoonsi siiso,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz isaga oo la hadlaya Trump.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, waxa uu ku daray inuu diyaar u yahay bixinta wixii taageero iyo agab ah ee dhankiisa looga baahan yahay si loo xaqiijiyo yoolka aqoonsiga Somaliland, oo muddo 34 sano ah ahayd goob nabad ah oo dimuqraadi ah, balse aan weli helin aqoonsi caalami ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka, oo isna dhawaan la waydiiyay waxa uu ka yeelayo aqoonsiga ay Somaliland dalbanayso, ayaa sheegay in arrinta uu hadda gacanta ku hayo, isla markaana uu maamulkiisu eegayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187043\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908307367140671.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908307367140671.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908307367140671-300x174.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dhanka kale, Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay dadaallada aqoonsi-raadinta ee ay wadaan saaxiibbada Somaliland ee Maraykanka, iyadoo la arkayay Masxaf lagu kaydiyo taariikhda Somaliland oo lagu xardhay calanka Maraykanka iyo ereyo mahadcelin ah oo ku socda Madaxweyne Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, ayaa warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland. &#8220;Waxaan ku boorinayaa maamulkayaga inuu si rasmi ah ugu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland dal madax-bannaan, oo ku dhisan xuduudaheedii 1960-kii,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz. Senator-ka oo laga soo doorto gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755250454,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755250455,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, ayaa warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland. &#8220;Waxaan ku boorinayaa maamulkayaga inuu si rasmi ah ugu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland dal madax-bannaan, oo ku dhisan xuduudaheedii 1960-kii,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz. Senator-ka oo laga soo doorto gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-15T09:34:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/\",\"name\":\"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-15T09:34:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon","og_description":"Madaxa Guddi-hoosaadka Afrika u qaabilsan Golaha Senate-ka Maraykanka, Senator Ted Cruz, ayaa warqad u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo ugu baaqay inuu aqoonsado Somaliland. &#8220;Waxaan ku boorinayaa maamulkayaga inuu si rasmi ah ugu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland dal madax-bannaan, oo ku dhisan xuduudaheedii 1960-kii,&#8221; ayuu yidhi Senator Cruz. Senator-ka oo laga soo doorto gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-15T09:34:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/","name":"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg","datePublished":"2025-08-15T09:34:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908185188504629.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-ku-dhow-trump-oo-taageeray-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siyaasi ku dhow Trump oo taageeray aqoonsiga Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187038"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187044,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187038\/revisions\/187044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}