{"id":187100,"date":"2025-08-20T11:43:07","date_gmt":"2025-08-20T08:43:07","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187100"},"modified":"2025-08-20T11:43:07","modified_gmt":"2025-08-20T08:43:07","slug":"safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Safiirkii hore  Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga  Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187101\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan.<\/p>\n<p>Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka jiraan dagaallo iyo khilaafaad gudaha iyo dal-dal ah, taas oo ka dhigaysa in go\u2019aan kasta oo degdeg ah oo ku saabsan Somaliland uu khatar ku noqon karo xasilloonida gobolka iyo mustaqbalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu ku taliyay in Washington aysan qaadin tallaabooyin hal dhinac ah oo iskeed ah, balse ay wadatashi ballaaran la sameyso dalalka deriska sida Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Uganda, iyo sidoo kale hoggaanka Midowga Afrika, si loo hubiyo in go\u2019aanka la gaarayo aanu waxyeello u geysanayn gobolka.<\/p>\n<p>Ergaygu wuxuu soo jeediyay saddex waddo oo Mareykanku qaadi karo: in xaaladda lagu sii hayo sidii ay ahayd, in la furo xafiis diblomaasiyadeed oo Hargeysa ah iyadoo weli safaaradda Muqdisho shaqeyneyso, ama in si rasmi ah loo aqoonsado madax-bannaanida Somaliland.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu caddeeyay in doorbiddiisu tahay ikhtiyaarka dhexe, kaas oo ah in la furo xafiis Hargeysa laga maamulo si diblomaasiyaddu ugu fududaato labada dhinac, isla markaana Washington ku dhiirrigeliso Hargeysa iyo Muqdisho inay dib u bilaabaan wada-hadallo rasmi ah oo lagu gaaro xal siyaasadeed.<\/p>\n<p>Diblomaasigan ayaa si gaar ah uga digay in aqoonsi hal-dhinac ah oo Mareykanku siiyo Somaliland uu dhaawici karo xiriirka uu la leeyahay shacabka Soomaaliyeed ee taageersan midnimada, isla markaana uu sii hurin karo khilaafka qabiillada oo ah arrin nugul oo gobolka ka jirta.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay xaaladda gudaha Somaliland, wuxuu sheegay in maamulka Hargeysa uu leeyahay heer amni iyo maamul ka wanaagsan inta kale ee dalka, balse taasi aysan meesha ka saari karin xaqiiqda ah in arrinta Somaliland u baahan tahay xal waara oo lagu wada qanco. Waxa uu intaa ku daray in Puntland iyaduna gaartay guulo la mid ah amni iyo horumar iyadoo weli qayb ka ah dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya ayaa sheegay in guusha Soomaaliya iyo Geeska Afrika guud ahaan ay ku xirnaan doonto laba arrimood oo waaweyn: dib u heshiisiinta iyo xalinta arrinta Somaliland, iyo xoreynta dhulka ay weli gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay nabad, xasillooni iyo guul mustaqbalka dhow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan. Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755679398,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755679398,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan. Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-20T08:43:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/\",\"name\":\"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-20T08:43:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon","og_description":"Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan. Diblomaasigan ayaa sheegay in Geeska Afrika uu ku jiro xaalad aad u kacsan oo ay ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-20T08:43:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/","name":"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg","datePublished":"2025-08-20T08:43:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025820638912550118479333.jpg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-hore-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-kadigay-aqoonsiga-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirkii hore Mareykanka ee Soomaaliya oo kadigay aqoonsiga Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187100"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187102,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187100\/revisions\/187102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}