{"id":187229,"date":"2025-08-25T11:58:06","date_gmt":"2025-08-25T08:58:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187229"},"modified":"2025-08-26T11:03:30","modified_gmt":"2025-08-26T08:03:30","slug":"laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/","title":{"rendered":"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187230\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg 552w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950-300x279.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950-452x420.jpg 452w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Labada nin ee saakay toogashada lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi jiray Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqiinay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow.<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa ragaan horay dil toogasho ah ugu riday kadib markii fadhi ka yeelatay dhagaysiga eedaha loo soo jeediyay iyo difaaca Qareenadooda, hayeshee ugu dambeyn xukunkii horay loogu riday ayay saakay Maxkamaddu ku fulisay.<\/p>\n<p>Dadka la tilmaamay iney dileen labadaan nin ee toogashada lagu fuliyay waxaa kamid aha Nabadoono ku sugnaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo qaybta ay maamusho Puntland sida lagu sheegay warka kasoo baxay Maxkamadda ciidamada Qalabka.<\/p>\n<p>Waa markii afaraad bishaan gudaheeda oo ay Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ay xukuno dil toogasho ah ku fuliso rag ka tirsanaa Al-shabaab oo horay xukuno toogasho ah ugu riday Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana xusid mudan in wali xabsiyada dowladda Fedaraalka ku xiran yihiin rag ku xukuman dil toogasho ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdulkadirIssEAli%2Fvideos%2F766700816065999%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Labada nin ee saakay toogashada lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi jiray Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqiinay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow. Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756112297,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756112297,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Labada nin ee saakay toogashada lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi jiray Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqiinay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow. Maxkamadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-25T08:58:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-26T08:03:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/\",\"name\":\"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-25T08:58:06+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-26T08:03:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg\",\"width\":552,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horay qaraxyo iyo dilal qorsheysnaa uga geystay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Labada nin ee saakay toogashada lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi jiray Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqiinay Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow. Maxkamadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-25T08:58:06+00:00","article_modified_time":"2025-08-26T08:03:30+00:00","og_image":[{"width":552,"height":513,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/","name":"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg","datePublished":"2025-08-25T08:58:06+00:00","dateModified":"2025-08-26T08:03:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025825638916889758644950.jpg","width":552,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-alshabaab-ah-oo-maanta-latoogtay-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Laba Alshabaab ah oo maanta latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187229"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187235,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187229\/revisions\/187235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}