{"id":187264,"date":"2025-08-27T10:46:17","date_gmt":"2025-08-27T07:46:17","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187264"},"modified":"2025-08-27T10:50:04","modified_gmt":"2025-08-27T07:50:04","slug":"ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO &#8220;Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187265\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918584924201905.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918584924201905.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918584924201905-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu ma nihin kuwa cabsi qaba ama dareemaya khatar, waana awoodnaa inaan is difaacno,\u201d ayuu yiri Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleyman Dedefo, oo wareysi siiyay Universal Somali TV.<\/p>\n<p>Safiirku wuxuu sheegay in joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya uusan wax faa\u2019iido ah u yeelan doonin xaaladda amni ee Soomaaliya, hase yeeshee wuxuu carrabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xaq u leedahay inay dal kasta oo ay saaxiib la tahay ciidamadoodu yimaadaan Soomaaliya. Wuxuuna sheegay Itoobiya in aysan wax diidmo ka qabin arrintaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ognahay in Masar aysan wax taageero ah ka geysan doonin xasilinta caqabadaha amni ee Soomaaliya. Suudaan waa dal daris la ah Masar, haddana kama aysan helin wax kaalmo ah. Libya sidoo kale waa daris, iyaduna kama aysan helin caawimaad. Ciidanka Masar ma laha taariikh muuqata oo nabad-ilaalin caalami ah,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Suleyman Dedefo ayaa intaas ku daray in waxa laga filan karo joogitaanka ciidamada Masar ay noqon karto in ay loolan siyaasadeed iyo mid istiraatiiji ah la galaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya ayaa kusoo aaday, xilli dhawaan Dowladda Masar ay Soomaaliya usoo dirayso cutubyo kamid ah ciidamadeeda si ay qeyb uga noqdaan howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p>Masar iyo Itoobiya waxaa ka dhaxeeya xiisad ka dhalatay biyaha webiga Niil. Itoobiya ayaa biyo xireen weyn ka dhisatay dalkeeda, iyadoo Dowladda Masar ay kasoo horjeeddo qorshahaan, una aragto mid ku khatar ku ah biyaha webiga Niil ee dalkeeda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F627728203407565%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. \u201cAnnagu ma nihin kuwa cabsi qaba ama dareemaya khatar, waana awoodnaa inaan is difaacno,\u201d ayuu yiri Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleyman Dedefo, oo wareysi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756280790,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756280790,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO &quot;Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO &quot;Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. \u201cAnnagu ma nihin kuwa cabsi qaba ama dareemaya khatar, waana awoodnaa inaan is difaacno,\u201d ayuu yiri Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleyman Dedefo, oo wareysi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-27T07:46:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-27T07:50:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO \\\"Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-27T07:46:17+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-27T07:50:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO &#8220;Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO \"Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO \"Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. \u201cAnnagu ma nihin kuwa cabsi qaba ama dareemaya khatar, waana awoodnaa inaan is difaacno,\u201d ayuu yiri Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleyman Dedefo, oo wareysi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-27T07:46:17+00:00","article_modified_time":"2025-08-27T07:50:04+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/","name":"DAAWO \"Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg","datePublished":"2025-08-27T07:46:17+00:00","dateModified":"2025-08-27T07:50:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/abiy.jpg","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-ka-cabsaneyno-joogitaanka-ciidamada-masar-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO &#8220;Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187264"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187264"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187271,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187264\/revisions\/187271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}