{"id":187288,"date":"2025-08-28T14:01:37","date_gmt":"2025-08-28T11:01:37","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187288"},"modified":"2025-08-28T14:01:37","modified_gmt":"2025-08-28T11:01:37","slug":"cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187289\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si aan tuhun ku jirin uga shaqeynayso sidii loo dooran lahaa mar kale madaxweyne Firdhiye.<\/p>\n<p>Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay sababta ay Dowladda Federaalka u dhisayso madaxweyne Firdhiye uu yahay inuu yahay xubin ka tirsan xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay u aragto madaxweyne Firdhiye inuu yahay \u201cbaarri\u201d si buuxda u fulin kara danaha ay Dowladda Federaalka ka leedahay dhismaha maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay arrimaha maamulka cusub, wuxuu xusay in cid kasta oo ka shaqaysa Waqooyi Bari ay diyaar u tahay wada-shaqeynta Dowladda Federaalka, isla markaana uu waajib ka saaran yahay difaaco xuquuqda ay gobolladani ku leeyihiin dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Cabdirisaaq Khaliif ayaa si adag u beeniyay warar lagu faafiyay saxaafadda oo sheegayay in ololihiisa doorashada ay taageerayaan Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in lacag badan lagu bixiyay olole sumcad-dil ah oo ka dhan ah isaga, isagoo eedeynta dusha ka saaray kooxo uusan magacaabin oo dhaqaale ku bixiyay in la wiiqo taageeradiisa iyo sumcaddiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot;Puntland inay abaal nagu leedahay iyo inaan annagu talada deegaanka leenahay..&quot; Cabdirisaaq Khaliif\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GTYmt8ASaN0\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si aan tuhun ku jirin uga shaqeynayso sidii loo dooran lahaa mar kale madaxweyne Firdhiye. Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay sababta ay Dowladda Federaalka u dhisayso madaxweyne Firdhiye uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756378920,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756378920,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si aan tuhun ku jirin uga shaqeynayso sidii loo dooran lahaa mar kale madaxweyne Firdhiye. Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay sababta ay Dowladda Federaalka u dhisayso madaxweyne Firdhiye uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-28T11:01:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/\",\"name\":\"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-28T11:01:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si aan tuhun ku jirin uga shaqeynayso sidii loo dooran lahaa mar kale madaxweyne Firdhiye. Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay sababta ay Dowladda Federaalka u dhisayso madaxweyne Firdhiye uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-28T11:01:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/","name":"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg","datePublished":"2025-08-28T11:01:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025828638919470863655284.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-khaliif-firdhiye-waxaa-dhisaysa-dowladda-federaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187288"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187290,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187288\/revisions\/187290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}