{"id":187433,"date":"2025-09-08T10:35:38","date_gmt":"2025-09-08T07:35:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187433"},"modified":"2025-09-08T10:35:38","modified_gmt":"2025-09-08T07:35:38","slug":"puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/","title":{"rendered":"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas.<\/p>\n<p>Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee gobolka Sool, iyagoo qorshahoodu yahay inay ka hortagaan diiwaangelinta doorashada ee uu halkaas ka sameynayo guddiga doorashooyinka federaalka iyo kan maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Degaanadan waxaa kasoo jeeda madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo si cad uga soo horjeeda in halkaas laga qabto diiwaangelin.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa la sheegay inuu adeegsanayo ciidamo beeshiisa ah, kuwaas oo loo diyaariyay inay xabbad kala hortagaan cid kasta oo isku dayda inay diiwaangelinta fuliso.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhowaan safar ku tagay degaanadan, wuxuuna sheegay in ay qayb ka yihiin maamulka Puntland, isagoo sidoo kale halkaas ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo Puntland halkaas ka hirgelinayo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dhaqdhaqaaqyadan ciidan ayaa laga cabsi qabaa inay xiisad colaadeed ka dhex abuuraan Puntland iyo maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Dhawaan, madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, iyo wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ayaa dhowaan magaalada Laascaanood ku daahfuray diiwaangelinta doorashooyinka qof iyo cod ee dowladaha hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas. Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee gobolka Sool, iyagoo qorshahoodu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757316951,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757316952,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas. Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee gobolka Sool, iyagoo qorshahoodu yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-08T07:35:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/\",\"name\":\"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-08T07:35:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda federaalka iyo maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ka bilaabeen halkaas. Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Puntland ay gaareen degmada Boocame iyo degaanka Falariyaale ee gobolka Sool, iyagoo qorshahoodu yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-08T07:35:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/","name":"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","datePublished":"2025-09-08T07:35:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-ciidamo-geysay-gobolka-sool-si-ay-uga-hortagaan-diiwaan-galinta-doorashada-qof-iyo-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool si ay uga hortagaan diiwaan galinta doorashada qof iyo cod"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187433"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187435,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187433\/revisions\/187435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}