{"id":187436,"date":"2025-09-08T10:45:02","date_gmt":"2025-09-08T07:45:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187436"},"modified":"2025-09-08T10:45:02","modified_gmt":"2025-09-08T07:45:02","slug":"ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaq culus ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan.<br \/>\nCiidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa dowladda Hoose ee magaaladaasi ayaa cabanayaa mushaar la\u2019aan, waxayna xireen xarunta degmada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamadu ay xitaa diideen in shaqaalaha dowladda hoose ay gudaha u galaan halkaasi, taas oo keentay in shaqadii ay istaagtay.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah askarta gadoodka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay sii haysan doonaan xarunta, illaa inta ay ka helayaan jawaab rasmi ah oo ku aadan cabashadooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa ay farriin culus u direen madaxda Puntland, iyaga oo ka dalbaday inay soo farogeliyaan arrintooda, si wax looga qabto cabashadooda oo soo noq noqotay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, mas\u2019uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku sugan Gaalkacyo iyo saraakiisha ciidamada ayaan haatan wada dadaallo dheeraad ah, iyaga oo wada-hadallo la bilaabay ciidamada cabanayo ee maanta gadoodka ka sameeyay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa isku dayay inay askartan ku qanciyaan in marka hore ay furaan xafiisyada, waxay u sheegeen in ay dowladda ka heli doonaan xuquuqda ka amqan<\/p>\n<p>Si kastaba, maalmihii u dambeeyay ciidamada Puntland iyo shaqaalaha ayaa ka cabanayay mushahar la\u2019aan, taas oo ka dhalatay xaaladda adag ee uu wajahayo maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Deni oo uu khilaaf kala dhexeeyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaq culus ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa dowladda Hoose ee magaaladaasi ayaa cabanayaa mushaar la\u2019aan, waxayna xireen xarunta degmada. Wararka ayaa intaasi kusii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757317514,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757317514,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaq culus ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa dowladda Hoose ee magaaladaasi ayaa cabanayaa mushaar la\u2019aan, waxayna xireen xarunta degmada. Wararka ayaa intaasi kusii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-08T07:45:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/\",\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-08T07:45:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay dhaq-dhaqaaq culus ka bilaabeen ciidamo ka cabanayo mushaar la\u2019aan. Ciidamada gadoodka sameeyay ayaa ka tirsan kuwa dowladda Hoose ee magaaladaasi ayaa cabanayaa mushaar la\u2019aan, waxayna xireen xarunta degmada. Wararka ayaa intaasi kusii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-08T07:45:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/","name":"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","datePublished":"2025-09-08T07:45:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202598638928909707982435.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-qabsaday-xarunta-degmada-gaalkacyo-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo gadoodsan oo qabsaday xarunta degmada Gaalkacyo ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187436"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187436"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187438,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187436\/revisions\/187438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}