{"id":187469,"date":"2025-09-11T11:02:57","date_gmt":"2025-09-11T08:02:57","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187469"},"modified":"2025-09-11T11:02:57","modified_gmt":"2025-09-11T08:02:57","slug":"dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas.<\/p>\n<p>Dhakhtarka ayaa ku geeriyooday iska hor imaad habeenimadii xalay ka dhacay xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo horey uga dagaallamay deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in dilkiisu uu ka bilowday iska hor imaadkaan, kaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca dad ka badan.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa kala dhex galay labada dhinac, iyaga oo ku guuleystay in ay kala qaadaan maleeshiyaadka dagaalamayay, inkastoo xiisaddu weli ka taagan tahay goobtii lagu diriray.<\/p>\n<p>Labo sano ka hor, isla bishan September 9-keedii, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr. Sakariye Cabdi Jaamac, oo lagu weeraray xarun caafimaad oo uu ku lahaa halkaas.<\/p>\n<p>Aanooyinka qabiilka ee gobolka Mudug ayaa si gaar ah u saameeyay dadka bulshada haldoorka ka ahaa, waxaana weli maamulka gobolka Mudug ee Puntland iyo qabaa\u2019ilka deegaanka aysan ku guulaysan in xal waara laga gaaro falalka dhiigga badan sababay ee soo noqnoqda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas. Dhakhtarka ayaa ku geeriyooday iska hor imaad habeenimadii xalay ka dhacay xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo horey uga dagaallamay deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757577789,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757577789,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas. Dhakhtarka ayaa ku geeriyooday iska hor imaad habeenimadii xalay ka dhacay xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo horey uga dagaallamay deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-11T08:02:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-11T08:02:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas. Dhakhtarka ayaa ku geeriyooday iska hor imaad habeenimadii xalay ka dhacay xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo horey uga dagaallamay deegaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-11T08:02:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/","name":"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg","datePublished":"2025-09-11T08:02:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025910638930818620697708.jpg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dr-cumar-cabdi-daahir-oo-lagu-dilay-waqooyiga-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Cumar Cabdi Daahir oo lagu dilay Waqooyiga Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187469"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187471,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187469\/revisions\/187471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}