{"id":187533,"date":"2025-09-16T10:32:58","date_gmt":"2025-09-16T07:32:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187533"},"modified":"2025-09-16T10:32:58","modified_gmt":"2025-09-16T07:32:58","slug":"daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/","title":{"rendered":"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187534\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"319\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406-300x145.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay.<\/p>\n<p>\u201cAnigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Dadka oo dhan waan u sheegaa, wayna iska caddahay taas. Haddii uusan isagu is sharixin waan eegidoonaa,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo caawa ka qeyb galayay barnaamij su\u2019aalo lagu weydiinayay, xilli ay saddex sano ka soo wareegtay markii xilka loo magacaabay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay saaxiibo ahaayeen muddo ka badan 20 sano, islamarkaana aysan ahayn kuwo kaliya ku kulmay siyaasadda iyo magacaabiddiisa. Wuxuu sheegay in wada-shaqeyntooda saddexda sano ee la soo dhaafay ay ku dhisnayd is-ixtiraam iyo kalsooni.<\/p>\n<p>Xamse Cabdi Barre wuxuu sheegay inuu xafiiska u yimid si uu shacabka ugu adeego, isla markaana uu ka fogaado wax kasta oo khilaaf ah oo curyaamin kara horumarka dalka.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in aysan suurtagal ahayn inuu iska garab sharaxo madaxweynihii siiyay fursadda uu ku noqday Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka, balse taa beddelkeeda uu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saddex sano ka hor Ra\u2019iisul Wasaare u magacaabay Xamse Cabdi Barre oo markaas xubin ka ahaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, muddadaasna labadooda marna iskuma khilaafin arrimaha siyaasadda ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1238239224739764%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay. \u201cAnigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Dadka oo dhan waan u sheegaa, wayna iska caddahay taas. Haddii uusan isagu is sharixin waan eegidoonaa,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758007997,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758007997,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay. \u201cAnigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Dadka oo dhan waan u sheegaa, wayna iska caddahay taas. Haddii uusan isagu is sharixin waan eegidoonaa,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-16T07:32:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"319\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/\",\"name\":\"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-16T07:32:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg\",\"width\":660,\"height\":319},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay. \u201cAnigu madaxweynihii i magacaabay islama sharaxayo. Dadka oo dhan waan u sheegaa, wayna iska caddahay taas. Haddii uusan isagu is sharixin waan eegidoonaa,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-16T07:32:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":319,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/","name":"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg","datePublished":"2025-09-16T07:32:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025915638935508316212406.jpg","width":660,"height":319},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwaynihii-imagacaabay-islama-sharaxaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Madaxwaynihii imagacaabay islama sharaxaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187533"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187535,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187533\/revisions\/187535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}