{"id":187542,"date":"2025-09-17T17:49:18","date_gmt":"2025-09-17T14:49:18","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187542"},"modified":"2025-09-17T17:49:18","modified_gmt":"2025-09-17T14:49:18","slug":"maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419-300x179.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas.<\/p>\n<p>AFRICOM ayaa sheegay in weerarku uu si gaar ah u beegsaday xubin kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa iibinta iyo kala gudbinta hubka sharci darrada ah. Maraykanka ayaa sheegay inuu howlgalka kala kaashaday Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).<\/p>\n<p>Taliska Mareykanka wuxuu sheegay inay sii wadi doono duqaymaha iyo weerarada qorshaysan ee lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, si loo yareeyo khatarta ay ku hayaan dhulka Mareykanka, ciidamada Maraykanka ee caalamka ku sugan, iyo muwaadiniintiisa ku nool dibadda.<\/p>\n<p>Sheegashada AFRICOM ayaa soo afjartay mala-awaal iyo hadal-hayn badan oo ka taagnayd cidda dhab ahaan ka dambaysay weerarkan, maaddaama dadka deegaanka Sanaag ay horey ugu eedeeyeen maamulka Puntland iyo Dowladda Imaaraatka Carabta inay qayb ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Cumar Cabdi waa nabadoonkii ugu horreeyay ee Maraykanku si toos ah u dilo, iyagoo ku andacoonaya inuu xiriir la leeyahay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxay kusoo beegantay iyadoo Golaha Dhaqanka iyo Guurtida gobollada Sanaag iyo Haylaan ay warqad ay u direen madaxda Puntland ku dalbadeen in si degdeg ah looga jawaabo dilka caaqil Cumar C\/Laahi Cabdi Ibraahim oo 13-kii Sebtembar lagu dilay duqeyn cirka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas. AFRICOM ayaa sheegay in weerarku uu si gaar ah u beegsaday xubin kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa iibinta iyo kala gudbinta hubka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758120591,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758120591,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas. AFRICOM ayaa sheegay in weerarku uu si gaar ah u beegsaday xubin kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa iibinta iyo kala gudbinta hubka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-17T14:49:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/\",\"name\":\"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-17T14:49:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg\",\"width\":660,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon","og_description":"Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas. AFRICOM ayaa sheegay in weerarku uu si gaar ah u beegsaday xubin kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa iibinta iyo kala gudbinta hubka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-17T14:49:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":393,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/","name":"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg","datePublished":"2025-09-17T14:49:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025913638933583108130419.jpg","width":660,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegtay-duqayntii-lagu-dilay-nabadoon-cabdullaahi-cumar-cabdi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187542"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187543,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187542\/revisions\/187543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}