{"id":187600,"date":"2025-09-23T10:15:43","date_gmt":"2025-09-23T07:15:43","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187600"},"modified":"2025-09-23T10:15:43","modified_gmt":"2025-09-23T07:15:43","slug":"mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah  Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187601\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg 510w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka gudbinayaan Madaxweynaha Federaalka, xukuumaddiisa iyo saraakiil lagu eedeeyay tacaddiyo xuquuqul insaan, musuq iyo barakicinta qoysas sabool ah.<\/p>\n<p>Dacwadahan ayaa la sheegay in laga furi doono maxkamadaha dalka iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo lagu saleynayo ku tumashada dastuurka, ku takri-falka awoodda iyo iibinta sharci-darrada ah ee dhulalka danta guud iyo kuwa shacabka.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaannoka ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay ka baxday waajibaadkii dastuuriga ahaa, isla markaana ay wiiqday kalsoonida shacabka iyo nidaamka federaalka.<\/p>\n<p>Madasha ayaa ku eedeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xukuumaddiisa in ay si sharci-darro ah u beddeleen dastuurka, dib u dhigeen doorashooyinka dowlad-goboleedyada, wiiqeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana xiriirka u jareen Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayay ugu baaqeen in ay abaabulaan bannaanbaxyo nabadeed gudaha iyo dibaddaba, si loo joojiyo waxay ugu yeereen musuqmaasuqa iyo ku takri-falka awoodda.<\/p>\n<p>Madasha iyo saaxiibadeeda siyaasadeed iyo bulsho waxay sheegeen in shacabka Soomaaliyeed xaq sharci ah u leeyihiin difaacul-nafsi iyo in codkooda mideysan uu yahay furaha badbaadada iyo mustaqbalka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187602\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941906925375381.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"855\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941906925375381.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941906925375381-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941906925375381-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187603\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907125188837.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"856\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907125188837.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907125188837-231x300.jpg 231w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907125188837-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187604\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907377675048.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"827\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907377675048.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907377675048-239x300.jpg 239w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907377675048-335x420.jpg 335w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187605\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907916390481.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"857\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907916390481.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907916390481-231x300.jpg 231w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941907916390481-323x420.jpg 323w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187606\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941908301315045.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"849\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941908301315045.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941908301315045-233x300.jpg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941908301315045-327x420.jpg 327w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka gudbinayaan Madaxweynaha Federaalka, xukuumaddiisa iyo saraakiil lagu eedeeyay tacaddiyo xuquuqul insaan, musuq iyo barakicinta qoysas sabool ah. Dacwadahan ayaa la sheegay in laga furi doono maxkamadaha dalka iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo lagu saleynayo ku tumashada dastuurka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758611755,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758611755,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka gudbinayaan Madaxweynaha Federaalka, xukuumaddiisa iyo saraakiil lagu eedeeyay tacaddiyo xuquuqul insaan, musuq iyo barakicinta qoysas sabool ah. Dacwadahan ayaa la sheegay in laga furi doono maxkamadaha dalka iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo lagu saleynayo ku tumashada dastuurka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-23T07:15:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-23T07:15:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka gudbinayaan Madaxweynaha Federaalka, xukuumaddiisa iyo saraakiil lagu eedeeyay tacaddiyo xuquuqul insaan, musuq iyo barakicinta qoysas sabool ah. Dacwadahan ayaa la sheegay in laga furi doono maxkamadaha dalka iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo lagu saleynayo ku tumashada dastuurka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-23T07:15:43+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/","name":"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg","datePublished":"2025-09-23T07:15:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025923638941910162533107.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-ku-dhawaaqday-dacwado-ka-dhan-ah-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187600"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187607,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187600\/revisions\/187607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}