{"id":187624,"date":"2025-09-24T18:33:28","date_gmt":"2025-09-24T15:33:28","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187624"},"modified":"2025-09-24T18:35:42","modified_gmt":"2025-09-24T15:35:42","slug":"dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187626\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943087579616586.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943087579616586.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943087579616586-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Muqdisho ciidanka dowladda iyo kuwa ilaalada mucaaradka ee ka dhacay afaafka hore ee saldhiga degmada Warta Nabadda.<\/p>\n<p>Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa si adag loogu eedeyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo ciidamo ay wateen iney isku dayeen inay xoog ku qabsadaan saldhigga degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladda waxay cambaareyneysaa falal liddi ku ah amniga caasimadda oo ay ku dhaqaaqeen xubno siyaasiyiin ah oo doonayey inay xoog kula wareegaan Saldhigga Booliska ee Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho&#8221; ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Fedaraalka ayaa sidoo kale sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga degmada Warta Nabadda in masuuliyaddiisa qaadayaan xubnaha Mucaaradka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladda Soomaaliya waxay caddeyneysaa in wixii maanta ka dhacay saldhigga degmada Warta Nabadda ay masuuliyaddiisa qaadayaan xubnihii sida bareerka ah ugu xadgudbay jiritaanka dowladnimada, amniga, kala dambeynta iyo shuruucda dalka&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii dowladda Fedaraalka ayaa u digtay siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo cid walba oo qalqal galineysa amniga guud ee Caasimadda dalka ee Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187625\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943085252389618.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"932\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943085252389618.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943085252389618-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025924638943085252389618-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fwacanxaaji.hasan%2Fvideos%2F1715607779138573%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Muqdisho ciidanka dowladda iyo kuwa ilaalada mucaaradka ee ka dhacay afaafka hore ee saldhiga degmada Warta Nabadda. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa si adag loogu eedeyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo ciidamo ay wateen iney isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758728028,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758728028,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758728154,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758728154,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Muqdisho ciidanka dowladda iyo kuwa ilaalada mucaaradka ee ka dhacay afaafka hore ee saldhiga degmada Warta Nabadda. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa si adag loogu eedeyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo ciidamo ay wateen iney isku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-24T15:33:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-24T15:35:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-09-24T15:33:28+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-24T15:35:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku dhexmaray gudaha magaalada Muqdisho ciidanka dowladda iyo kuwa ilaalada mucaaradka ee ka dhacay afaafka hore ee saldhiga degmada Warta Nabadda. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa si adag loogu eedeyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo ciidamo ay wateen iney isku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-24T15:33:28+00:00","article_modified_time":"2025-09-24T15:35:42+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","name":"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","datePublished":"2025-09-24T15:33:28+00:00","dateModified":"2025-09-24T15:35:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/Xasan-1200x675-1.jpeg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-oo-ka-hadashay-iska-hor-imaadkii-maanta-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187624"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187624"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187629,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187624\/revisions\/187629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}