{"id":187630,"date":"2025-09-24T18:48:15","date_gmt":"2025-09-24T15:48:15","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187630"},"modified":"2025-09-24T18:50:15","modified_gmt":"2025-09-24T15:50:15","slug":"askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/","title":{"rendered":"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187631\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"419\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png 758w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310-300x166.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310-696x385.png 696w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa goordhoweyd magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qeyb kamid ah askartii maanta jirdilka ka gaystay xaafadda Siinaay.<br \/>\nFalkaasi oo si weyn loogaa carooday ayaa waxay askartan kula kaceen oday waayeel ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan xaafadda Siinaay oo ay weli ka socoto burburin ay ka waddo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Askartan ayaa qeyb ka ahaa ciidan saaka mar kale lagu arkay aagga Siinaay, iyadoo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ay muujinayaan Aabe waayeel ah iyo hooyo ay si xun u garaacayaan ciidamada, iyaga oo ula dhaqmay si naxariis la\u2019aan ah,<br \/>\nTaliska gobolka Banaadir oo soo xiray askartaan kadib markii uu baahay muuqaalkooda, ayaa waxay kusoo bandhigeen talidka warta nabadda ee magaaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Raggan ayaa dhan illaa shan xubnood, kuwaas oo ka kala tirsan ciidanka booliska iyo kuwa hay\u2019adda abad-sugidda, gaar ahaan kuwa loo yaqaano dharcadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Booliska ayaa sidoo kale u yeeray Aabe Sheekh Axmed Siicow Maxamed oo raalli-gelin ka siiyay falkaan, iyadoo warbaahintana uu kula hadlay saldhiga warta nabadda oo lagu soo bandhigay raggaan.<br \/>\nSi kastaba, baraha bulshada ayaa si weyn loogu baahiyay muuqaalada, waxaana kasoo muuqday Aabe Sheekh Axmed Siicow Maxamed oo dhawaan ka qayb-galay shirkii Madasha Samatabixinta ee hoteel Jasiira, kaas oo ay jirdil xoogleh kula kaceen ciidamada ku sugan Siinaay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sidoo kale dhalisay falcelin xooggan, waxaan durbadii qaylo dhaan ka soo saaray xubnaha mucaaradka oo cambaareeyay sida loogu xadgudbay reer Siinaay.<\/p>\n<div style=\"width: 360px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-187630-1\" width=\"360\" height=\"640\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/facebook_1758700226432.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/facebook_1758700226432.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/facebook_1758700226432.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=312&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcaliyare.cali%2Fvideos%2F3021622218039800%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"312\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsmssomalitv%2Fvideos%2F2176296069547221%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187632\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n.jpg 1242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-300x128.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-1024x438.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-768x328.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-696x298.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-1068x457.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/553327159_25431960526401872_8617094305146256087_n-982x420.jpg 982w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187634\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616.png\" alt=\"\" width=\"878\" height=\"775\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616.png 878w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616-300x265.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616-768x678.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616-696x614.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164616-476x420.png 476w\" sizes=\"(max-width: 878px) 100vw, 878px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa goordhoweyd magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qeyb kamid ah askartii maanta jirdilka ka gaystay xaafadda Siinaay. Falkaasi oo si weyn loogaa carooday ayaa waxay askartan kula kaceen oday waayeel ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan xaafadda Siinaay oo ay weli ka socoto burburin ay ka waddo dowladda Soomaaliya. Askartan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187631,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758728913,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758728913,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758729035,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758729035,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa goordhoweyd magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qeyb kamid ah askartii maanta jirdilka ka gaystay xaafadda Siinaay. Falkaasi oo si weyn loogaa carooday ayaa waxay askartan kula kaceen oday waayeel ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan xaafadda Siinaay oo ay weli ka socoto burburin ay ka waddo dowladda Soomaaliya. Askartan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-24T15:48:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-24T15:50:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"758\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/\",\"name\":\"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png\",\"datePublished\":\"2025-09-24T15:48:15+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-24T15:50:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png\",\"width\":758,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa goordhoweyd magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qeyb kamid ah askartii maanta jirdilka ka gaystay xaafadda Siinaay. Falkaasi oo si weyn loogaa carooday ayaa waxay askartan kula kaceen oday waayeel ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan xaafadda Siinaay oo ay weli ka socoto burburin ay ka waddo dowladda Soomaaliya. Askartan ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-24T15:48:15+00:00","article_modified_time":"2025-09-24T15:50:15+00:00","og_image":[{"width":758,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/","name":"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png","datePublished":"2025-09-24T15:48:15+00:00","dateModified":"2025-09-24T15:50:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-24-164310.png","width":758,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askartii-maanta-garaacday-oday-wayeel-ah-oo-lasoo-qabtay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askartii maanta garaacday oday wayeel ah oo lasoo qabtay + Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187630"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187630"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187638,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187630\/revisions\/187638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}