{"id":187646,"date":"2025-09-25T18:05:38","date_gmt":"2025-09-25T15:05:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187646"},"modified":"2025-09-25T18:05:38","modified_gmt":"2025-09-25T15:05:38","slug":"daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/","title":{"rendered":"DAAWO  Xamze  oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187647\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay saldhigga Booliska ee degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay isku day afgembi oo dhicisoobay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday saldhigga uu ahaa mid sharci-darro ah, islamarkaana ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo kasoo horjeeda dowladda, Waxa uu si cad u sheegay in falkaasi uu yahay isku day lagu doonayay in lagu carqaladeeyo amniga iyo kala dambeynta dalka.<\/p>\n<p>Xamse Cabdi Barre wuxuu faray ciidamada amniga in ay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan cid kasta oo ku kacda falal amni darro ah ama isku daya in ay si xoog ah ku beddelaan hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan amray ciidamada amniga in ay si degdeg ah uga hortagaan kooxaha isku daya in ay khalkhal geliyaan amniga guud, cid kasta oo ka dambeeysay weerarkaasi waa in sharciga la horkeenaa,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo dalka uu marayo xilli xasaasi ah oo siyaasadeed, waxaana loo arkaa mid muujinaya khataraha ka imaan kara kooxaha mucaaradka ah ee hubaysan haddii aan si degdeg ah wax looga qaban.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay ballan qaaday in ay sii xoojin doonto dadaallada lagu sugayo amniga iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOPMSomalia%2Fvideos%2F3404664523005178%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay saldhigga Booliska ee degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay isku day afgembi oo dhicisoobay. Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday saldhigga uu ahaa mid sharci-darro ah, islamarkaana ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo kasoo horjeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758812752,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758812752,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay saldhigga Booliska ee degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay isku day afgembi oo dhicisoobay. Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday saldhigga uu ahaa mid sharci-darro ah, islamarkaana ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo kasoo horjeeda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-25T15:05:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/\",\"name\":\"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-25T15:05:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay saldhigga Booliska ee degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay isku day afgembi oo dhicisoobay. Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday saldhigga uu ahaa mid sharci-darro ah, islamarkaana ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo kasoo horjeeda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-25T15:05:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/","name":"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg","datePublished":"2025-09-25T15:05:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943804772971128.jpg","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xamze-oo-ku-eedeeyay-mucaaradka-inay-isku-dayeen-afgambi-dhicisoobay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xamze oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187646"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187648,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187646\/revisions\/187648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}