{"id":187649,"date":"2025-09-25T18:13:40","date_gmt":"2025-09-25T15:13:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187649"},"modified":"2025-09-25T18:16:23","modified_gmt":"2025-09-25T15:16:23","slug":"daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/","title":{"rendered":"DAAWO  Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187650\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan fasax looga heysan maamulkiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muungaab ayaa faray laamaha amniga in talaabo adag oo sharci ah ka qaadaan cidii sameysa banaanbax aan fasax iyo ogolaansho looga heysan maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>\u201cNimankan mucaaradka ah mudaharaas ay ku baaqi karaan ma jiro, meel ay xukumaana malahan, shacabow ha tagina meel joogaan nimankaas, ciddii dibadbax sameysa waxaan amrayaa ciidamada amniga iney ka qaadaan tallaabo sharciga waafaqsan\u201c ayuu yiri Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay in mucaaradku tagaan saldhig Boolis oo ay shaqo ka socoto, islamarkaana ay ka abuuraan xaalad qalqal gelin amni ah.<\/p>\n<p>\u201cCaasimadda Muqdisho waa meel amni ah, mana oggolaan doonno in siyaasad lagu dhex qariyo falal amni daro ah, wax Mudaaharaad ay ku baaqi karaan Mucaaradka ma jiro, Tarabuun adi ma xukuntid, mana u xilsaarnid Siinaay ma xukuntid meel aad u calaameyn kartana ma jirto&#8221; ayuu yiri guddoomiye Muungaab.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray Duqa magaalada Muqdisho ayaa kusoo aadaya, xili uu xalay shacabka magaalada Muqdisho ugu baaqay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif in maalinta Sabtida isugu soo baxaan dibadbaxyo nabadeed oo ka dhacaya saddex goobood oo Muqdisho ka tirsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1087095930295427%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1959633244834620%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan fasax looga heysan maamulkiisa. Guddoomiye Muungaab ayaa faray laamaha amniga in talaabo adag oo sharci ah ka qaadaan cidii sameysa banaanbax aan fasax iyo ogolaansho looga heysan maamulka gobolka Banaadir. \u201cNimankan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758813236,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758813236,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758813395,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758813395,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan fasax looga heysan maamulkiisa. Guddoomiye Muungaab ayaa faray laamaha amniga in talaabo adag oo sharci ah ka qaadaan cidii sameysa banaanbax aan fasax iyo ogolaansho looga heysan maamulka gobolka Banaadir. \u201cNimankan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-25T15:13:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-25T15:16:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/\",\"name\":\"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-25T15:13:40+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-25T15:16:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar ku bixiyay inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin banaanbax aan fasax looga heysan maamulkiisa. Guddoomiye Muungaab ayaa faray laamaha amniga in talaabo adag oo sharci ah ka qaadaan cidii sameysa banaanbax aan fasax iyo ogolaansho looga heysan maamulka gobolka Banaadir. \u201cNimankan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-25T15:13:40+00:00","article_modified_time":"2025-09-25T15:16:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/","name":"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg","datePublished":"2025-09-25T15:13:40+00:00","dateModified":"2025-09-25T15:16:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025925638943694805603474.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-si-adag-uga-horyimid-banaanbax-ay-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Muungaab oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187649"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187649"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187653,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187649\/revisions\/187653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}