{"id":187774,"date":"2025-10-02T17:58:26","date_gmt":"2025-10-02T14:58:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187774"},"modified":"2025-10-02T17:58:26","modified_gmt":"2025-10-02T14:58:26","slug":"mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187776\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059-300x174.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa la sheegay in looga wada hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga, iyadoo si gooni ah diiradda loogu saaray sida warsaxaafadeedka lagu sheegay, sidii Soomaaliya ku gaari lahayd mustaqbal u horseeda xasilooni siyaasadeed, amni sugan iyo horumar dhaqaale.<\/p>\n<p>Dhinacyada ayaa isku raacay in si dhaqso ah shir la isugu yimaado gudaha Soomaaliya si looga arrinsado, go&#8217;aanna looga gaaro xaaladda kala guurka siyaasadda Dalka.<\/p>\n<p>Waa kulankii ugu horreeyay oo ay isugu yimaadaan madasha samatabixinta iyo Puntland iyo Jubbaland. Sida ka muuqata qodobada war-saxaafadeedka, Dhinacyadan ayaa mideeyay mowqifkooda siyaasadeed si ay culays u saaraan madaxweyne Xasan Sheikh oo muddo xileedkiisu sii dhamaanayo, si ay ugu cadaadiyaan in heshiis lagu midaysan yahay laga gaaro arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa yimid, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu dhawaan ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay inuu raadiyo dhinacyada ka aragtida duwan dowladda, isamarkaasna ay wararku sheegayeen inuu safar ku tagayo magaalada Kisamayo, si uu ula kulmo madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949942095116346.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949942095116346.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949942095116346-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949942095116346-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira. Shirkan ayaa la sheegay in looga wada hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga, iyadoo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759417129,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira. Shirkan ayaa la sheegay in looga wada hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga, iyadoo si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-02T14:58:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/\",\"name\":\"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-02T14:58:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon","og_description":"Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira. Shirkan ayaa la sheegay in looga wada hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga, iyadoo si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-02T14:58:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/","name":"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg","datePublished":"2025-10-02T14:58:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025102638949968397341059.jpg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-xasan-sheekh-oo-is-bahaysi-samaystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka Xasan sheekh oo is bahaysi samaystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187774"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187777,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187774\/revisions\/187777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}