{"id":187781,"date":"2025-10-03T17:43:01","date_gmt":"2025-10-03T14:43:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187781"},"modified":"2025-10-03T17:43:01","modified_gmt":"2025-10-03T14:43:01","slug":"daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/","title":{"rendered":"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png\" alt=\"\" width=\"653\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png 653w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125-300x168.png 300w\" sizes=\"(max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/p>\n<p>Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta ka hadlay dhacdadii ka dhacday saldhigga Wardhiigleey ayaa sheegay in ay khalad ahayd in madax dalka Soo xukuntay ay weerar ku qaadaan saldhigaas xili uu ka hadlayey masjidka madaxtooyada salaadii Jimcaha ka dib.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku amaanay ciidamada booliiska ee halkaasi joogay qaabkii ay ula dhaqmeen madaxdii halkaas tagatay, isaga oo ka digay in Magaalada Muqdisho oo amaan ah lagu wato baabuurta qoryaha waa wayn saaran yihiin sida dhashiikaha.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo madaxwaynaha Jamhuuriyadda ah ma qaato baabuur uu saaran yahay qori dhashiike ah, waayo uma baahni oo amniga magaaladu aad ayuu u fiican yahay, sidaas darteed cid laga aqbalayo in ay baabuur dhashiike ah ku wadato Muqdisho ma jiri karto\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Madaxwayne Xassan Shiikh oo ka hadlayay masaajidka madaxtooyada ayaa sheegay in aanay gorgortan ka gali doonin amniga Muqdisho oo uu timaamay in naf iyo maal ay ku baxday.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa markii ugu horaysay soo hadal qaaday arrimaha dhulka, waxaana uu sheegay in dawladda hoose ay u xilsaaran tahay arrimaha dhulka, sida ka jirta gobolada kale ee dalka oo dhulalakii ay dawladdu la hayd loo iibsaday.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada Muqdisho oobasiibo ma sii ahaan doonto, waana la nidaaminayaa, cidii dacwo qabta maxkamadaha dalka ha aado, ayuu intaas ku daray Madaxwaynaha.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu san khudbadiisa ku soo hadal qaadin arrimihii laga filayay ee ahaa kulanka uu Kismaayo u aadayo, haddana Siyaasiyiinta ku shiraysa Magaalada Muqdisho ayuu sheegay in aanay haynin aragti lagala gorgortami karo, balse ma doonayno in aan ra\u2019yigooda ku caburino ayuu intaas ku daray.<br \/>\nWuxaa uu sheegay in dadka ku eedaynaya isaga in uu horay waxaan u soo samayn jiray ay been ka sheegayaan, \u201cAnigu waligeey saldhig ma weerarin, hal mar oo aniga oo maraya xabsiga dhexe la I xabadeeyayna, ciidankaygii waan u diiday in ay xabad ridaan, iska daa in aan meel weeraro, waliba waan lahaa awood aan ku qabsado goobtii la igu xabadeeyay ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalka madaxwaunaha ayaa waxaa ka muuqata mid digniin u ah banaanbaxa ay mucaaradku ku baaqeen in uu dhacayo todobaadka soo socda, waxaana muuqata in amni ahaan aanu madaxwaynuhu aqbali doonin shaqaaqooyin amni darro oo uu banaanbaxaasi sababo, wallow aanu sooba hadalqaadin arrinta la xiriirta banaanbaxa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1517531709377067%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta ka hadlay dhacdadii ka dhacday saldhigga Wardhiigleey ayaa sheegay in ay khalad ahayd in madax dalka Soo xukuntay ay weerar ku qaadaan saldhigaas xili uu ka hadlayey masjidka madaxtooyada salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa uu ku amaanay ciidamada booliiska ee halkaasi joogay qaabkii ay ula dhaqmeen madaxdii halkaas tagatay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759502603,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta ka hadlay dhacdadii ka dhacday saldhigga Wardhiigleey ayaa sheegay in ay khalad ahayd in madax dalka Soo xukuntay ay weerar ku qaadaan saldhigaas xili uu ka hadlayey masjidka madaxtooyada salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa uu ku amaanay ciidamada booliiska ee halkaasi joogay qaabkii ay ula dhaqmeen madaxdii halkaas tagatay, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-03T14:43:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/\",\"name\":\"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png\",\"datePublished\":\"2025-10-03T14:43:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png\",\"width\":653,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon","og_description":"Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta ka hadlay dhacdadii ka dhacday saldhigga Wardhiigleey ayaa sheegay in ay khalad ahayd in madax dalka Soo xukuntay ay weerar ku qaadaan saldhigaas xili uu ka hadlayey masjidka madaxtooyada salaadii Jimcaha ka dib. Waxaa uu ku amaanay ciidamada booliiska ee halkaasi joogay qaabkii ay ula dhaqmeen madaxdii halkaas tagatay, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-03T14:43:01+00:00","og_image":[{"width":653,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/","name":"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png","datePublished":"2025-10-03T14:43:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot-2025-10-03-154125.png","width":653,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xassan-shiikh-oo-ka-hadlay-dhacdadii-saldhiga-wardhiigley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xassan Shiikh oo ka hadlay dhacdadii Saldhiga Wardhiigley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187781"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187783,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187781\/revisions\/187783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}