{"id":187829,"date":"2025-10-06T13:33:09","date_gmt":"2025-10-06T10:33:09","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187829"},"modified":"2025-10-06T13:33:09","modified_gmt":"2025-10-06T10:33:09","slug":"firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/","title":{"rendered":"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ka hawlgala degaanka ay si cad u diideen bixinta cashuuraha ku waajibay iyo inay la shaqeeyaan dawlad dhiska WBS.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tan iyo Janaayo 2024 ilaa Sebteembar 2025 wasaaraddu si isdaba joog ah ugu gudbisay waraaqo iyo amarro shirkadahaas, balse ay ku jawaabeen diidmo cad. Waxaa kale oo lagu eedeeyay in shirkaduhu ay ka caga-jiideen inay xarumahooda dhexe keenaan caasimadda Laascaanod.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa intaas ku dartay in shirkadahaasi ku kaceen \u201cabaabul kooxaysan iyo isutag aan sharci ahayn\u201d oo ay ku doonayaan inay bulshada ku marin habaabiyaan, isla markaana ay siyaasadeeyaan waajibaadka dawliga ah ee ku saabsan bixinta cashuurta.<\/p>\n<p>Waqooyi Bari ayaa shirkadaha ku amartay inay si gooni-gooni ah uga jawaabaan warqadihii horey loogu diray, isla markaana ay bulshada iyo hay\u2019adaha khuseeya usoo gudbiyaan caddeyn rasmi ah oo muujinaysa bixinta cashuurihii ku waajibay.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay digniin adag oo ah in \u201caanay jirin cid ka sarreysa sharciga,\u201d iyadoo laga digay cawaaqib xumo ka dhalan karta abaabul kooxaysan iyo iska hor-imaad ka dhan ah dawladnimada Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Bangiyada ee ka howlgala dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay kamid yihiin Amal, Telesom, Dahabshiil iyo Golis, ayaa si kulul uga hadlay xayiraad iyo xiritaan lagu sameeyay qaar kamid ah laamihii shirkadahan, iyagoo ku tilmaamay tallaabadaasi mid aan loo marin hab sharci ah.<\/p>\n<p>Shirkaduhu waxay tilmaameen in tallaabada lagu qaaday ay keentay khasaare dhaqaale iyo mid sumcad isla markaana aysan awoodin bixinta lacagaha loogu magac daray \u201cDowlad-dhis\u201d oo ay sheegeen in aysan sharciyad ku fadhiyin.<\/p>\n<p>Waxay ugu baaqeen madaxweynaha in degdeg looga qaado xayiraadda, dibna loogu soo noqdo sharciga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ka hawlgala degaanka ay si cad u diideen bixinta cashuuraha ku waajibay iyo inay la shaqeeyaan dawlad dhiska WBS. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tan iyo Janaayo 2024 ilaa Sebteembar 2025 wasaaraddu si isdaba joog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759746813,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Maaliyadda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ka hawlgala degaanka ay si cad u diideen bixinta cashuuraha ku waajibay iyo inay la shaqeeyaan dawlad dhiska WBS. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tan iyo Janaayo 2024 ilaa Sebteembar 2025 wasaaraddu si isdaba joog [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-06T10:33:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/\",\"name\":\"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-06T10:33:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Maaliyadda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in qaar kamid ah shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ka hawlgala degaanka ay si cad u diideen bixinta cashuuraha ku waajibay iyo inay la shaqeeyaan dawlad dhiska WBS. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tan iyo Janaayo 2024 ilaa Sebteembar 2025 wasaaraddu si isdaba joog [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-06T10:33:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/","name":"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg","datePublished":"2025-10-06T10:33:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953121195080559.jpg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-iyo-shirkadaha-isgaarsiinta-iyo-bangiyada-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Firdhiye iyo shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada oo isku dhegan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187829"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187832,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187829\/revisions\/187832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}