{"id":187861,"date":"2025-10-11T11:51:07","date_gmt":"2025-10-11T08:51:07","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187861"},"modified":"2025-10-11T11:51:07","modified_gmt":"2025-10-11T08:51:07","slug":"boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/","title":{"rendered":"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo  Suudaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vac\u00eda ayaa shaacisay in saldhig militari oo Imaaraadku ku leeyahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari loo adeegsado meel lasii mariyo dagaalyahannada Kolombiyaanka ee loo diray dagaalka ka socda Suudaan.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dagaalyahannada Kolombiyada, oo magaciisa loo qariyey sababo amni, ayaa sheegay in safarkiisu uu ka bilowday magaalada Bogot\u00e1 ee Kolombiya, halkaas oo uu ku saxiixay heshiis uu bishii ku qaadanayo $2,600. Kaddib waxaa la geeyay Itoobiya, waxaana lagu sheegay in tallaabada xigta ay ahayd safar uu ku tagay saldhig Imaaraadku leeyahay oo ku yaalla Boosaaso, ka hor inta aan loo gudbin magaalada Nyaala ee Suudaan.<\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay inay maalgelin iyo hub siinayaan ciidamada Rapid Support Forces (RSF) ee dagaalka kula jira ciidanka dowladda Suudaan, inkastoo eedeymahaas ay Abu Dhabi si joogto ah u beeniso.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay muujineysaa in Boosaaso ay noqotay meel istiraatiiji ah oo ay Imaaraadku u adeegsadaan hawlgalladooda milatari ee gobolka, taas oo sare u qaaday su\u2019aalo ku saabsan doorka Soomaaliya ee dagaalka Suudaan iyo isticmaalka dhulkeeda ujeeddooyin ciidan oo aan daahfurneyn.<\/p>\n<p>Saldhigga Boosaaso, oo Imaaraadku dhisay dhowr sano ka hor, waxaa markii hore loo sheegay inuu u adeegayo tababarka ciidamada badda Puntland, balse marar badan ayaa la sheegay in uu noqday xarun militari oo Imaaraadku si madax-bannaan u maamulo.<\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer lagu eedeeyay inay maalgelin iyo hub siinayaan RSF, inkasta oo ay si joogto ah u diidaan eedeymahaas. Warbixintan cusub ayaa dib u soo noolaysay su\u2019aalihii ku saabsan doorka Imaaraadka ee dagaalka Suudaan iyo sida ay Puntland uga war hayso ama uga oggol tahay in dhulkeeda loo adeegsado hawlgallo ciidan oo qarsoodi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vac\u00eda ayaa shaacisay in saldhig militari oo Imaaraadku ku leeyahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari loo adeegsado meel lasii mariyo dagaalyahannada Kolombiyaanka ee loo diray dagaalka ka socda Suudaan. Mid ka mid ah dagaalyahannada Kolombiyada, oo magaciisa loo qariyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760172703,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vac\u00eda ayaa shaacisay in saldhig militari oo Imaaraadku ku leeyahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari loo adeegsado meel lasii mariyo dagaalyahannada Kolombiyaanka ee loo diray dagaalka ka socda Suudaan. Mid ka mid ah dagaalyahannada Kolombiyada, oo magaciisa loo qariyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-11T08:51:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/\",\"name\":\"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-11T08:51:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon","og_description":"Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vac\u00eda ayaa shaacisay in saldhig militari oo Imaaraadku ku leeyahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari loo adeegsado meel lasii mariyo dagaalyahannada Kolombiyaanka ee loo diray dagaalka ka socda Suudaan. Mid ka mid ah dagaalyahannada Kolombiyada, oo magaciisa loo qariyey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-11T08:51:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/","name":"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg","datePublished":"2025-10-11T08:51:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957652469740704.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-oo-noqotay-halka-looga-duulo-suudaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boosaaso oo noqotay halka looga duulo Suudaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187861"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187863,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187861\/revisions\/187863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}