{"id":187864,"date":"2025-10-11T11:56:15","date_gmt":"2025-10-11T08:56:15","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187864"},"modified":"2025-10-11T11:56:15","modified_gmt":"2025-10-11T08:56:15","slug":"hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/","title":{"rendered":"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957646766657803.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957646766657803.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957646766657803-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in garoomada diyaaradaha deegaanada Hirshabeelle kasoo dagaan diyaarado hub iyo ciidan sida.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la mamnuucay in diyaaraduhu soo qaadan ciidan iyo hub toona, islamarkaana digniintan si rasmi ah loo gaarsiiyay dhamaan hay\u2019adaha, shirkadaha iyo agencies-ka ka howlgala garoomada diyaaradaha ee hoos yimaada deegaanada maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>\u201cWaxa si adag loo mamnuucay in diyaarado ciidan hubeysan ama kuwa sida hub iyo qalab milatari sharci darro ah ay soo galaan garoomada diyaaradaha, iyadoo aan la marin nidaamka iyo habraaca dowladda HirShabelle,\u201d ayaa lagu yiri warqadda kasoo baxday maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Hirshabeelle ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku caddeysay in ficil kasta oo noocaas ah uu yahay jebin sharci iyo khatar amni, islamarkaana cid kasta oo lagu helo ama lagu tuhmo arrintan laga qaadi doono talaabo adag.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada waxay mar kale ku celinaysaa in aan la aqbali doonin diyaarad kasta oo hub ama ciidan wadata oo aan la ogayn\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Amarkaan kasoo baxay Hirshabelle ayaa kusoo aadaya, iyadoo siyaasiyiin badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulkaas ay daraynayaan hoggaanka maamulkaasi, islamarkaana ay doonayaan iney ciidan iyo hub la tagaan si ay u abuuraan cadaadis siyaasadeed.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187867\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957640934368192.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957640934368192.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957640934368192-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251011638957640934368192-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in garoomada diyaaradaha deegaanada Hirshabeelle kasoo dagaan diyaarado hub iyo ciidan sida. Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la mamnuucay in diyaaraduhu soo qaadan ciidan iyo hub toona, islamarkaana digniintan si rasmi ah loo gaarsiiyay dhamaan hay\u2019adaha, shirkadaha iyo agencies-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760173006,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in garoomada diyaaradaha deegaanada Hirshabeelle kasoo dagaan diyaarado hub iyo ciidan sida. Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la mamnuucay in diyaaraduhu soo qaadan ciidan iyo hub toona, islamarkaana digniintan si rasmi ah loo gaarsiiyay dhamaan hay\u2019adaha, shirkadaha iyo agencies-ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-11T08:56:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/\",\"name\":\"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-10-11T08:56:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon","og_description":"Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in garoomada diyaaradaha deegaanada Hirshabeelle kasoo dagaan diyaarado hub iyo ciidan sida. Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la mamnuucay in diyaaraduhu soo qaadan ciidan iyo hub toona, islamarkaana digniintan si rasmi ah loo gaarsiiyay dhamaan hay\u2019adaha, shirkadaha iyo agencies-ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-11T08:56:15+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/","name":"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp","datePublished":"2025-10-11T08:56:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Hirshabelle-1200x675-1.webp","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-deegaanadeeda-ka-mamnuucday-diyaarado-hub-iyo-ciidan-sida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday diyaarado hub iyo ciidan sida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187864"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187868,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187864\/revisions\/187868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}