{"id":187986,"date":"2025-10-16T20:17:46","date_gmt":"2025-10-16T17:17:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187986"},"modified":"2025-10-16T20:17:46","modified_gmt":"2025-10-16T17:17:46","slug":"daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187987\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo ay yeesheen illaa 23 urur siyaasadeed oo kamid ah ururradii uu dhawaan diiwan-geliyay guddiga doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p>Shirweyne u qabsoomay ururradan ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray ku shaaciyay in ay u midoobeen sidii ay doorashada soo aadan ugu yeelan lahaayeen saameyn xooggan.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waa maalin weyn oo shir iskugu yimaadeen ururro siyaasadeed oo Soomaali ah, ururradaasi oo si mideysan u go\u2019aansaday in ay yeesheen isbaheysi siyaasadeed oo xooggan oo u adeegaya danta guud ee qaranka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay isbaheysiga ururradan.<\/p>\n<p>Ururradan oo ay hogaaminayaan Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid, Guddoomiyayaashii hore ee baarlamaanka Shariif Xasan iyo Maxamed Mursal ayaa waxay shaaciyeen inay ku heshiiyeen isbaheysi ku saleysan hal barnaamij siyaasadeed iyo mideynta aragtida iyo himilooyinka ururrada.<\/p>\n<p>Ururradan ayaa si mideysan ah u galaya doorashada heer deegaan, heer maamul goboleed iyo heer federaal, iyadoo la xaqiijinayo midnimada dalka, sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiskan waxaa qeyb ka ah in la dhiso guddiga fulinta ee isbaheysiga oo hagi doona howlaha siyaasadeed iyo farsamo,\u201d ayaa lagu yiri qodob kamid ah heshiiska ururradan. Isbaheysigan ayaa sidoo kale ku heshiiyay \u201cin go\u2019aamada muhiimka ah ee la gaarayo lagu ansixiyo aqlabiyad saddex meelood, laba meelood ah, si loo hubiyo hufnaanta iyo wadatashig\u201d.<\/p>\n<p>Isbaheysigan cusub ayaa bogaadiyay madaxda iyo howl-wadeennada guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ku adkeeyay \u201cmuhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo hufnaanta, cadaaladda iyo madax-banaanida geedi socodka doorashada, si shacabka Soomaaliyeed ay ugu qancaan natiijada doorashada\u201d.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187989\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot_20251016-150127_Facebook-1.jpg\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"302\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot_20251016-150127_Facebook-1.jpg 587w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Screenshot_20251016-150127_Facebook-1-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay ku booriyeen guddiga in la hubiyo daah-furnaanta iyo kalsoonida ku saabsan qalabka doorashada, iyo hay\u2019addaha qaabilsan baaritaanka iyo kormeerka habraacyada doorashada.<\/p>\n<p>\u201cIsbahaysigan cusub waa tallaabo geesinimo leh oo muujineysa in ururrada siyaasadeed ee Soomaaliyeed diyaar u yihiin in ay meel iska dhigaan kala duwanaanta iyo tartanka waxtarka laheyn ayna si mideysan uga shaqeeyaan midnimada iyo dowladnimada Soomaaliya, dimuqraadiyada dhab ah oo qof walba ka qeyb qaato iyo ilaalinta danaha shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka ay 23 urur ku shaaciyeen isbaheysigooda cusub.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1220968610053303%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo ay yeesheen illaa 23 urur siyaasadeed oo kamid ah ururradii uu dhawaan diiwan-geliyay guddiga doorashooyinka qaranka. Shirweyne u qabsoomay ururradan ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray ku shaaciyay in ay u midoobeen sidii ay doorashada soo aadan ugu yeelan lahaayeen saameyn xooggan. \u201cMaanta waa maalin weyn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187987,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760635091,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo ay yeesheen illaa 23 urur siyaasadeed oo kamid ah ururradii uu dhawaan diiwan-geliyay guddiga doorashooyinka qaranka. Shirweyne u qabsoomay ururradan ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray ku shaaciyay in ay u midoobeen sidii ay doorashada soo aadan ugu yeelan lahaayeen saameyn xooggan. \u201cMaanta waa maalin weyn oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-16T17:17:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp\",\"datePublished\":\"2025-10-16T17:17:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo ay yeesheen illaa 23 urur siyaasadeed oo kamid ah ururradii uu dhawaan diiwan-geliyay guddiga doorashooyinka qaranka. Shirweyne u qabsoomay ururradan ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray ku shaaciyay in ay u midoobeen sidii ay doorashada soo aadan ugu yeelan lahaayeen saameyn xooggan. \u201cMaanta waa maalin weyn oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-16T17:17:46+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/","name":"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp","datePublished":"2025-10-16T17:17:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/538110164_1231343699036767_3028249667201633411_n.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocumar-c-rashiidshariif-xasan-maxamed-mursal-oo-is-bahaysi-samaystay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Cumar C\/rashiid,Shariif Xasan, Maxamed Mursal oo is bahaysi samaystay =SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187986"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187990,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187986\/revisions\/187990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}