{"id":188005,"date":"2025-10-20T10:54:42","date_gmt":"2025-10-20T07:54:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188005"},"modified":"2025-10-20T10:54:42","modified_gmt":"2025-10-20T07:54:42","slug":"tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188006\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska hordhaca ah ee cod-bixiyeyaasha gobolka Banaadir, iyagoo sheegay in 923,220 qof ay iska diiwaangeliyeen 16-ka degmo ee horey loogu asteeyay caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay guddigu ku soo bandhigeen natiijada, taasoo muujinaysa in 99.53% diiwaangelinta ay sax ahayd, halka 0.47% laga helay khaladaad ama is-dul-yaal (duplicates).<\/p>\n<p>Diiwaangelinta oo socotay muddo shan bilood ah ayaa lagu qabtay 56 xarumood oo ku yaalla guud ahaan Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa ku tilmaamay guushan mid taariikhi ah, isagoo xusay in ay tahay markii ugu horreysay muddo ku dhow 50 sano oo si ballaaran dad looga diiwaangeliyo Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaa guul qaran, 923,220 muwaadin ayaa is-diiwaangeliyay, Waxaa mahad gaar ah leh dowladda Federaalka oo bixisay dhaqaalaha, sugnaanta amniga, iyo wada-shaqeynta maamulka gobolka Banaadir,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa isna ammaan u jeediyay dadaalka shacabka iyo doorkooda muwaadinimo, isagoo xusay in tirada dadka is-diiwaangeliyay ay marqaati u tahay kalsoonida shacabka ee hanaanka doorasho.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Cali Yuusuf Cali (Hoosh), ayaa ballan qaaday in dowladda aysan faragelin doonin hannaanka doorashada, isagoo sheegay in diiwaangelintu ay tahay tallaabo aysan cidna hor istaagi karin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska hordhaca ah ee cod-bixiyeyaasha gobolka Banaadir, iyagoo sheegay in 923,220 qof ay iska diiwaangeliyeen 16-ka degmo ee horey loogu asteeyay caasimadda Muqdisho. Xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay guddigu ku soo bandhigeen natiijada, taasoo muujinaysa in 99.53% diiwaangelinta ay sax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760946909,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska hordhaca ah ee cod-bixiyeyaasha gobolka Banaadir, iyagoo sheegay in 923,220 qof ay iska diiwaangeliyeen 16-ka degmo ee horey loogu asteeyay caasimadda Muqdisho. Xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay guddigu ku soo bandhigeen natiijada, taasoo muujinaysa in 99.53% diiwaangelinta ay sax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-20T07:54:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-20T07:54:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska hordhaca ah ee cod-bixiyeyaasha gobolka Banaadir, iyagoo sheegay in 923,220 qof ay iska diiwaangeliyeen 16-ka degmo ee horey loogu asteeyay caasimadda Muqdisho. Xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay guddigu ku soo bandhigeen natiijada, taasoo muujinaysa in 99.53% diiwaangelinta ay sax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-20T07:54:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/","name":"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg","datePublished":"2025-10-20T07:54:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251020638965424846378355.jpg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-codbixiyaasha-doorashada-golaha-degaanka-gobolka-banaadir-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tirada codbixiyaasha doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188005"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188005"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188007,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188005\/revisions\/188007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}