{"id":188051,"date":"2025-10-26T12:55:18","date_gmt":"2025-10-26T09:55:18","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188051"},"modified":"2025-10-26T12:55:18","modified_gmt":"2025-10-26T09:55:18","slug":"warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/","title":{"rendered":"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_187456\" aria-describedby=\"caption-attachment-187456\" style=\"width: 660px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-187456\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" alt=\"cabdiraxmaan ciro\" width=\"660\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-187456\" class=\"wp-caption-text\">cabdiraxmaan ciro<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa.<\/p>\n<p>Warqadda oo cinwaankeedu yahay \u201cCodsi ku saabsan Aqoonsiga Rasmi ah oo la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland\u201d, ayaa madaxweynuhu ku faahfaahiyay sababaha taariikheed, sharci iyo bani\u2019aadantinimo ee Somaliland ugu qalanto aqoonsi caalami ah, isagoo xusay in aqoonsigu aanu keenayn khalkhal, balse uu \u201cxoojin doono nabadda iyo wada noolaanshaha gobolka.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Cirro ayaa warqaddiisa ku bilaabay salaam sharaf iyo qadarin uu u diray dowladda iyo shacabka Maraykanka, isaga oo sheegay inuu wakiil u yahay \u201cummad geesi ah, adkaysi leh, oo nabad jecel,\u201d taas oo muddo dheer sugaysay inay &#8220;booskeeda ka hesho bulshada caalamka.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu xusay in Somaliland \u201cay ahayd dal madax-bannaan 26-kii Juun 1960,\u201d isla markaana \u201cay aqoonsadeen in ka badan 35 dal oo xubno ka ahaa Qaramada Midoobay iyo Ururka Barwaaqo-Sooraanka.\u201d Wuxuu tilmaamay in \u201cmidowgii ay la gashay Soomaaliya uusan ahayn mid sharciyeysan, isla markaana aan marnaba lagu ansixin rabitaanka shacabka Somaliland.\u201d<\/p>\n<p>Warqadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in shacabka Somaliland ay \u201cxorriyadooda ku soo dhacsadeen halgan hubaysan oo uu hormuud ka ahaa ururkii SNM,\u201d isla markaana ay ahaayeen \u201cbeeralay dagaalyahanno noqday, hooyooyin dulqaad badan, iyo odayaal isu beddelay siyaasiyiin.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in tan iyo markii Somaliland gooni-isugtaaga ku dhawaaqday 1991, ay \u201cdhisatay dowlad dimuqraadi ah oo nabad ah,\u201d isla markaana ay qabatay \u201cdoorashooyin xor ah, garsoor madax-bannaan, iyo bulsho rayid ah oo firfircoon,\u201d iyadoo aan helin taageero ama faragelin caalami ah.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay muhiimadda istaraatiijiyadeed ee Somaliland ayuu yidhi: \u201cGoobta aan kaga naalno Badda Cas waxay Somaliland ka dhigaysaa meel muhiim u ah ammaanka iyo ganacsiga gobolka. Waxaan nahay saaxiib dabiici ah oo la dagaallama argagixisada iyo budhcad-badeedda, kana shaqeeya xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Dekedda Berbera waxay noqotay xarun ganacsi istaraatiiji ah oo isku xidha Bariga Afrika, Gacanka Cadmeed, iyo dalal kale oo caalamka ah&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu hoosta ka xarriiqay in aqoonsiga Somaliland uu yahay \u201cwaajib sharci, mid akhlaaqeed, iyo mid istaraatiiji ah,\u201d isagoo sheegay in \u201cdiidmada aqoonsigu ay dhaawac ku tahay qiyamka caddaaladda, iyo xuquuqda dadka.\u201d<\/p>\n<p>Warqadda oo ku taariikheysan 17-ka May 2025, ayaa lagu saxeexay magaca Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaana la sheegay in nuqulkeeda loo gudbiyay 120 dal oo ay ka mid yihiin Maraykanka, Ingiriiska, Imaaraadka Carabta, iyo qaar kale oo reer Galbeed iyo Bariga Dhexe ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188052\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563254343614.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"915\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563254343614.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563254343614-216x300.jpg 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563254343614-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-188053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563525425234.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"915\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563525425234.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563525425234-216x300.jpg 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563525425234-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-188054\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563725473392.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"915\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563725473392.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563725473392-216x300.jpg 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970563725473392-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa. Warqadda oo cinwaankeedu yahay \u201cCodsi ku saabsan Aqoonsiga Rasmi ah oo la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland\u201d, ayaa madaxweynuhu ku faahfaahiyay sababaha taariikheed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761472548,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa. Warqadda oo cinwaankeedu yahay \u201cCodsi ku saabsan Aqoonsiga Rasmi ah oo la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland\u201d, ayaa madaxweynuhu ku faahfaahiyay sababaha taariikheed, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-26T09:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/\",\"name\":\"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-26T09:55:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"width\":660,\"height\":388,\"caption\":\"cabdiraxmaan ciro\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa. Warqadda oo cinwaankeedu yahay \u201cCodsi ku saabsan Aqoonsiga Rasmi ah oo la siiyo Jamhuuriyadda Somaliland\u201d, ayaa madaxweynuhu ku faahfaahiyay sababaha taariikheed, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-26T09:55:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/","name":"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","datePublished":"2025-10-26T09:55:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","width":660,"height":388,"caption":"cabdiraxmaan ciro"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warqad-uu-cirro-aqoonsi-kaga-codsaday-madaxda-caalamka-oo-la-helay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warqad uu Cirro aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188051"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188055,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188051\/revisions\/188055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}