{"id":188062,"date":"2025-10-27T12:10:46","date_gmt":"2025-10-27T09:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188062"},"modified":"2025-10-27T12:10:46","modified_gmt":"2025-10-27T09:10:46","slug":"xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/","title":{"rendered":"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188064\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251027638971446941797413.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251027638971446941797413.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251027638971446941797413-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka ay baaritaan ku samayso dhalashada Ilhaan Omar, oo ka soo jeedda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo dhalashada dadka u soo guuray islamarkaasna la siiyay muwaadiniyadda Mareykanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Randy Fine (R-Fla.) ayaa sheegay in baaritaanku ka bilowdo musharraxa duqa magaalada New York Zohran Mamdani, oo uu ku eedeeyay in uu jabiyay xeerarka muwaadiniyadda, isagoo xusay in sidoo kale Ilhaan Omar ay mudan tahay in la baaro.<\/p>\n<p>Fine ayaa sheegay in dadka qaarkood ay dalka u yimaadeen si ay u burburiyaan, isagoo ku baaqay in dadka si khaldan u helay dhalashada Mareykanka laga laabto muwaadiniyadooda oo dib loo celiyo.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Andy Ogles (R-Tenn.) ayaa sidoo kale taageeray baaqa, isaga oo Mamdani ku tilmaamay shakhsi shuuci ah oo khatar ku ah dalka, isla markaana dalbaday in la baaro Ilhaan Omar, isagoo tixraacaya mowqifkeeda siyaasadeed ee marar badan dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188066\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp 613w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images-300x245.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images-515x420.webp 515w\" sizes=\"(max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/p>\n<p>Ilhaan Omar, oo matasha gobolka Minnesota (Degmada 5aad), waxay ka soo qaxday Soomaaliya intii uu socday dagaalkii sokeeye, waxaana ay sannadkii 2018 noqotay mid ka mid ah labadii haween ee Muslimiinta ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Kongareeska Mareykanka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka weli kama aysan hadlin dalabka baaritaanka ee ay xildhibaanadu codsadeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka ay baaritaan ku samayso dhalashada Ilhaan Omar, oo ka soo jeedda Soomaaliya. Arrintaan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo dhalashada dadka u soo guuray islamarkaasna la siiyay muwaadiniyadda Mareykanka. Xildhibaan Randy [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761556275,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka ay baaritaan ku samayso dhalashada Ilhaan Omar, oo ka soo jeedda Soomaaliya. Arrintaan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo dhalashada dadka u soo guuray islamarkaasna la siiyay muwaadiniyadda Mareykanka. Xildhibaan Randy [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-27T09:10:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"613\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/\",\"name\":\"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp\",\"datePublished\":\"2025-10-27T09:10:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp\",\"width\":613,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon","og_description":"Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaaladda Mareykanka ay baaritaan ku samayso dhalashada Ilhaan Omar, oo ka soo jeedda Soomaaliya. Arrintaan ayaa la sheegay inay qayb ka tahay dib-u-eegis guud oo lagu samaynayo dhalashada dadka u soo guuray islamarkaasna la siiyay muwaadiniyadda Mareykanka. Xildhibaan Randy [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-27T09:10:46+00:00","og_image":[{"width":613,"height":500,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/","name":"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp","datePublished":"2025-10-27T09:10:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/images.webp","width":613,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dalbaday-in-la-baaro-dhalashada-ilhaan-omar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaano dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188062"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188067,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188062\/revisions\/188067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}