{"id":188072,"date":"2025-10-28T15:21:23","date_gmt":"2025-10-28T12:21:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188072"},"modified":"2025-10-28T15:21:23","modified_gmt":"2025-10-28T12:21:23","slug":"deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_187446\" aria-describedby=\"caption-attachment-187446\" style=\"width: 696px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-187446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Saciid-Deni.jpg\" alt=\"Saciid-Deni\" width=\"696\" height=\"550\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Saciid-Deni.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Saciid-Deni-300x237.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Saciid-Deni-531x420.jpg 531w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-187446\" class=\"wp-caption-text\">Saciid-Deni<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa talaabadan ku sababeeyay cabashooyin taxane ah oo ka yimid guddoonka iyo garsoorayaasha maxkamadda, kuwaas oo ku saabsan eedeymo la xiriira caddaalad-darro iyo musuqmaasuq.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay in go\u2019aannada xabsi-xalaalaynta ee ku saabsan denbiyada culus ay hadda u wareegayaan Maxkamadaha Racfaanka Puntland ilaa laga dhisayo maxkamad cusub. Saraakiishii hore ee garsoorka maxkamadda ayuu faray inay dib ugu laabtaan talisyadoodii hore.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in tallaabadan ay qayb ka tahay dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameynayo maamulka garsoorka iyo xafiiska xeer-ilaalinta, si loo xoojiyo hufnaanta iyo caddaaladda gudaha Puntland.<\/p>\n<p>Sanadkii hore, dabayaaqadii, ayuu madaxweyne Deni shaqo joojin ku sameeyay masuuliyiinta maxkamadda, kaddib markii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo khaladaad ku saabsan xukunno ay maxkamaddu soo saartay.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan cusub ayaa kusoo beegmaya xilli madaxweyne Deni, oo muddo ku dhow sanad ku mashquulsanaa la-dagaallanka Daacish lagu wado inuu isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiirrada, agaasimayaasha guud iyo guddoomiyayaasha gobollada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Puntland. Madaxweynaha ayaa talaabadan ku sababeeyay cabashooyin taxane ah oo ka yimid guddoonka iyo garsoorayaasha maxkamadda, kuwaas oo ku saabsan eedeymo la xiriira caddaalad-darro iyo musuqmaasuq. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in go\u2019aannada xabsi-xalaalaynta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761654115,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Puntland. Madaxweynaha ayaa talaabadan ku sababeeyay cabashooyin taxane ah oo ka yimid guddoonka iyo garsoorayaasha maxkamadda, kuwaas oo ku saabsan eedeymo la xiriira caddaalad-darro iyo musuqmaasuq. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in go\u2019aannada xabsi-xalaalaynta ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-28T12:21:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"850\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/\",\"name\":\"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-28T12:21:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"width\":850,\"height\":640,\"caption\":\"Siciid Deci\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Puntland. Madaxweynaha ayaa talaabadan ku sababeeyay cabashooyin taxane ah oo ka yimid guddoonka iyo garsoorayaasha maxkamadda, kuwaas oo ku saabsan eedeymo la xiriira caddaalad-darro iyo musuqmaasuq. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in go\u2019aannada xabsi-xalaalaynta ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-28T12:21:23+00:00","og_image":[{"width":850,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/","name":"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","datePublished":"2025-10-28T12:21:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","width":850,"height":640,"caption":"Siciid Deci"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-kala-diray-maxkamaddii-ciidamada-qalabka-sida-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188072"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188073,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188072\/revisions\/188073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}