{"id":188096,"date":"2025-10-30T13:11:41","date_gmt":"2025-10-30T10:11:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188096"},"modified":"2025-10-30T13:11:41","modified_gmt":"2025-10-30T10:11:41","slug":"nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/","title":{"rendered":"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188097\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ah, kana diiwaangashan afar dal oo Yurub ah, ayaa qirtay inuu dilay mulkiilaha maqaayad ku taallay magaalada Derby ee dalka Ingiriiska, kaasoo lagu toogtay gudaha bangi ku yaalla bartamaha magaalada bishii May.<\/p>\n<p>Haybe Cabdiraxmaan Nuur, oo 47 jir ah, ayaa qirtay inuu dilay Gurvinder Singh Johal intii lagu jiray maxkamadayntiisa oo ka dhacday Derby Crown Court bishii Agoosto, waxaana shalay lagu sii dhageystay xukunkiisa halkaas oo lagu soo bandhigay muuqaallo CCTV ah oo muujinaya weerarka.<\/p>\n<p>Weerarku wuxuu dhacay 6-dii May abbaaro 2:32 duhurnimo, wax ka yar laba saacadood kaddib markii Nuur uu wacay hay\u2019ad samafal oo taageerta muhaajiriinta, isagoo ku hanjabay inuu dili doono 500 qof ka hor inta uusan isdilin.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa horey codsigiisa magangalyada loo diiday afar maalmood gudahood kadib markii la ogaaday in uusan lahayn sabab sharci ah oo uu magangelyo ku dalbado, maaddaama uusan ahayn qof la tahriibiyey. Waxaana lagu soo rogay xabsi magangalyo ah oo mamnuucaya inuu shaqeeyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/98164941-0-image-a-14_1746692036677.avif\" alt=\"\" width=\"636\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/98164941-0-image-a-14_1746692036677.avif 636w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/98164941-0-image-a-14_1746692036677-300x180.avif 300w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/><\/p>\n<p>Dacwad oogaha ayaa sheegay in ninkan uu horey uga galay dambiyo badan dalal Yurub ah ka hor inta uusan gaarin Ingiriiska. Dalka Talyaaniga, waxaa lagu xukumay hal sano oo xabsi shuruudaysan ah bishii May 2023 kaddib markii lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin dhaca, weerar dhaawac keenay iyo iska caabin boolis.<\/p>\n<p>Booliiska Faransiiska, Luxembourg, iyo Jarmalka ayaa sidoo kale xabsiga dhigay dambiyo fudud sida xatooyo dukaameed, inkastoo aanu ku xukunmin dalalkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188099\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/103419425-15239531-image-a-1_1761760688085.avif\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/103419425-15239531-image-a-1_1761760688085.avif 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/103419425-15239531-image-a-1_1761760688085-300x169.avif 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ah, kana diiwaangashan afar dal oo Yurub ah, ayaa qirtay inuu dilay mulkiilaha maqaayad ku taallay magaalada Derby ee dalka Ingiriiska, kaasoo lagu toogtay gudaha bangi ku yaalla bartamaha magaalada bishii May. Haybe Cabdiraxmaan Nuur, oo 47 jir ah, ayaa qirtay inuu dilay Gurvinder Singh Johal intii lagu jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761819123,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ah, kana diiwaangashan afar dal oo Yurub ah, ayaa qirtay inuu dilay mulkiilaha maqaayad ku taallay magaalada Derby ee dalka Ingiriiska, kaasoo lagu toogtay gudaha bangi ku yaalla bartamaha magaalada bishii May. Haybe Cabdiraxmaan Nuur, oo 47 jir ah, ayaa qirtay inuu dilay Gurvinder Singh Johal intii lagu jiray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-30T10:11:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/\",\"name\":\"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-30T10:11:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon","og_description":"Nin Soomaali ah oo magangalyo doon ah, kana diiwaangashan afar dal oo Yurub ah, ayaa qirtay inuu dilay mulkiilaha maqaayad ku taallay magaalada Derby ee dalka Ingiriiska, kaasoo lagu toogtay gudaha bangi ku yaalla bartamaha magaalada bishii May. Haybe Cabdiraxmaan Nuur, oo 47 jir ah, ayaa qirtay inuu dilay Gurvinder Singh Johal intii lagu jiray [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-30T10:11:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/","name":"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg","datePublished":"2025-10-30T10:11:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251030638974047801729280.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-qirtay-dilka-mulkiilaha-maqaayad-ku-taalla-derby-ee-uk\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin Soomaali ah oo qirtay dilka Mulkiilaha maqaayad ku taalla Derby ee UK"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188096"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188100,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188096\/revisions\/188100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}