{"id":188152,"date":"2025-11-05T19:33:00","date_gmt":"2025-11-05T16:33:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188152"},"modified":"2025-11-05T19:33:00","modified_gmt":"2025-11-05T16:33:00","slug":"daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/","title":{"rendered":"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188154\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo la xiriira in diyaarado ka duuleen garoonka Boosaaso, islamarkaana ku dageen dalka Suudaan.<\/span><\/span><\/span><b><\/b><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Fiqi ayaa sheegay inuusan si rasmi ah u garaneyn diyaaradaha ka duulay Boosaaso waxa ay geeyaan dalka Suudaan, hayeeshee uu qirayo iney jirto diyaaradaha ka duula Boosaaso ee taga dalka Suudaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"color: #000000;\">\u201c<\/span><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka Soomaaliyeed hortooda waxaan ka qireyaa inay jiraan diyaarado ka duula garoonka Boosaaso oo aada Suudaan, laakiin magaraneyno waxay qaadaan oo ay geeyaan\u201d ayuu yiri Wasiir Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta ku hortagay Golaha Aqalka sare, kaasoo su\u2019aalo ay ku waydiiyeen Senetarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka Xoogga dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hadalkaan kasoo yeeray Wasiir Fiqi ayaa kusoo aadaya, iyadoo Warbaahinta gudaha iyo tan Caalamka maalmihii u dambeeyay hadal haayeen in diyaarado ka yimid Imaaraadka Carabta oo Boosaaso ku degay, dabadeedna kaga sii gudbay dalka Suudaan oo uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Suudaan iyo kuwa Jabhada hubeysan ee RSF.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1558214538849883%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo la xiriira in diyaarado ka duuleen garoonka Boosaaso, islamarkaana ku dageen dalka Suudaan. Wasiir Fiqi ayaa sheegay inuusan si rasmi ah u garaneyn diyaaradaha ka duulay Boosaaso waxa ay geeyaan dalka Suudaan, hayeeshee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762360401,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo la xiriira in diyaarado ka duuleen garoonka Boosaaso, islamarkaana ku dageen dalka Suudaan. Wasiir Fiqi ayaa sheegay inuusan si rasmi ah u garaneyn diyaaradaha ka duulay Boosaaso waxa ay geeyaan dalka Suudaan, hayeeshee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-05T16:33:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/\",\"name\":\"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-05T16:33:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo la xiriira in diyaarado ka duuleen garoonka Boosaaso, islamarkaana ku dageen dalka Suudaan. Wasiir Fiqi ayaa sheegay inuusan si rasmi ah u garaneyn diyaaradaha ka duulay Boosaaso waxa ay geeyaan dalka Suudaan, hayeeshee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-05T16:33:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/","name":"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg","datePublished":"2025-11-05T16:33:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025115638979487536882933.jpg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliya-oo-xaqiijisay-iney-jiraan-diyaarado-ka-duula-boosaaso-oo-taga-suudaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Somaliya oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga Suudaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188152"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188152"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188155,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188152\/revisions\/188155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}