{"id":188320,"date":"2025-11-18T11:53:59","date_gmt":"2025-11-18T08:53:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188320"},"modified":"2025-11-18T11:53:59","modified_gmt":"2025-11-18T08:53:59","slug":"gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/","title":{"rendered":"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188323\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Tansaaniya waxaa ka billowday dood ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalkaas uu aaday, kadib markii madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay gabadheeda Wanu Hafidh Ameir u magacaawday wasiir-ku-xigeenka waxbarashada, halka seyga gabadhan oo madaxweynaha ay soddohda u tahay Mohamed Mchengerwa uu noqday wasiirka Caafimaadka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188325\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mchengerwa-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Wanu, waxay horey u ahayd Xildhibaan metala is maamulka jasiiradaha badan ee Zanzibar, waxayna siyaasadda waqti horaba tan iyo 2016 ku dhex lahayd awood , iyadoo hadda ku socota waddada ay hooyadeed xukunka kula wareegtay, halka seygeeda Mohamed Mchengerwa, uu horey ahaa wasiiru dawlaha madaxtooyadda oo awood leh, kaasoo la aaminsanyahay inuu wax ka qaabeeyay dib u doorashada madaxweynaha iyo hannaankii awoodda u dhisnaa ee xukunka ay qoyskan u sii heysteen. Waxayna taageerrayaashooda ku sheegayaan inay khibrad u leeyihiin siyaasadda, halka mucaaradka ay u arkaan xukunka gacanta halka qoys ku dhacaya inay bilow u tahay waayaha mugdiga uu ka buuxo ee Tansaaniya ay wajahayso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188324\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Wanu-Hafidh-Ameir-e1763424434591.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"442\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Wanu-Hafidh-Ameir-e1763424434591.jpg 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Wanu-Hafidh-Ameir-e1763424434591-300x221.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Wanu-Hafidh-Ameir-e1763424434591-570x420.jpg 570w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Wanu-Hafidh-Ameir-e1763424434591-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Samia Suluhu Hassan waxay siyaasadda kusoo gashay iyada oo ka bilowday is maamulka Zanzibar, waxay noqotay xildhibaan, wasiir, kadibna madaxweyne-ku-xigeen. Markii madaxweynihii hore John Magufuli uu geeriyooday 2021, iyada ayaa si sharci ah xilka ula wareegtay, maaddama ay ahayd Madaxweyne ku-xigeen , marka oo ay aragtay sida awoodda madaxweynaha ay tahay, waxaa loo arkayay hoggaamiye isbeddel oo siyaasad furfuran iyo dimuqraadiyad ka hirgelin karta Tansaaniya , waxayna taageerrayaal badan ku heshay tallaabooyinkii u horreeyay ee ay ku dhaqaaqday oo ay ka mid ahaayeen inay xabsiyada ka sii deysay dadkii ku xirnaa eedeymo siyaasadeed , balse sanadihii xigay, Samia waxay wajahday eedeymo muujinaya in dalka uu si tartiib ah ugu leexanayo hannaankii siyaasadeed ee loo arkayay mid furfuran, waxayna qaaday jiho ah in awoodda siyaasadda lagu soo aruuriyo hal xisbi iyo qoyskeeda!<\/p>\n<p>Doorashadii ugu dambeysay ayaa ahayd tii ugu muranka badneyd ee Tansaaniya ka dhacda tan iyo 1995.Mucaarad badan ayaa laga reebay tartanka, mudaharaadyo ayaa rabshado isu beddelay, waxaana jiray tiro dhimasho badan oo aan weli si rasmi ah loo cayimin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188321\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/G5-gtyyWgAAVKNR.jpg\" alt=\"\" width=\"639\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/G5-gtyyWgAAVKNR.jpg 639w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/G5-gtyyWgAAVKNR-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/G5-gtyyWgAAVKNR-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><\/p>\n<p>Taasi waxay dhaawacday kalsoonida dadweynaha, kuwaas oo maanta arka magacaabista gabadha madaxweynaha iyo seygeeda mid xaqiijinaysa in xukunka Samia uu xuubsiibanayo kaligii-talis lagu wado qaab qoys.<\/p>\n<p>Dhaqanka dadka Tansaaniya oo caadiyan aad ugu adkaada sinaanta iyo ka fogaanshaha qabiil ama qoys-maamul, ayaa ka falceliyey arrintan iyagoo u arka digniin ah in Tansaaniya ku socoto jidkii ay hore u mareen hoggaamiyeyaal kale oo xukunka muddo haystay, inkastoo Tansaaniya aanay weligeed lahayn kaligii-talis muuqda sida Uganda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, nidaamka hal xisbi oo xooggan oo ay aasaaseen hogaamiyayaashii hore sida Nyerere, iyo Kikwete iyo Magufuli xilliyo dambe ayaa dhigayay Tansaaniya in madaxweynaha haysta xukunka uu helo awood ballaaran oo aan si sahlan loola xisaabtami karin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Fallanqeeyaasha siyaasadda ee gobolka waxay ku tilmaamayaan Samia inay qaadeyso jidkii ugu adkaa ee Tansaaniya abid marto ,gaar ahaan markii la isku daro doorasho muran dhalisay, caburinta mucaaradka, iyo magacaabista xubnaha qoyskeeda ee wasaarado muhiim ah.<\/p>\n<p>Marka la eego mustaqbalka dhow, waxaa jira dhowr filasho:<\/p>\n<p>In awoodda xisbiga talada haya ee CCM ay sii xoogeysato, mucaaradkuna ka sii yaraanayo saaxadda siyaasadda.<br \/>\nIn Tansaaniya, oo markii hore loo arki jiray tusaalaha xasilloonida Bariga Afrika, ay geli karto marxalad cusub oo siyaasaddeedu adkaato in dibadda iyo gudaha labadaba la saadaaliyo.<br \/>\nIn tallaabadan qoyska loogu soo daray dawladda ay noqoto calaamad muujinaysa in Samia ay raadineyso xukun muddo dheer oo salka ku haya taageerada qoyska iyo xisbiga, halkii ay ka ahayd hoggaamiye dimoqraadiyad furfuran leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tansaaniya waxaa ka billowday dood ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalkaas uu aaday, kadib markii madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay gabadheeda Wanu Hafidh Ameir u magacaawday wasiir-ku-xigeenka waxbarashada, halka seyga gabadhan oo madaxweynaha ay soddohda u tahay Mohamed Mchengerwa uu noqday wasiirka Caafimaadka. Wanu, waxay horey u ahayd Xildhibaan metala is maamulka jasiiradaha badan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763456092,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tansaaniya waxaa ka billowday dood ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalkaas uu aaday, kadib markii madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay gabadheeda Wanu Hafidh Ameir u magacaawday wasiir-ku-xigeenka waxbarashada, halka seyga gabadhan oo madaxweynaha ay soddohda u tahay Mohamed Mchengerwa uu noqday wasiirka Caafimaadka. Wanu, waxay horey u ahayd Xildhibaan metala is maamulka jasiiradaha badan ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-18T08:53:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/\",\"name\":\"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-18T08:53:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon","og_description":"Tansaaniya waxaa ka billowday dood ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalkaas uu aaday, kadib markii madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay gabadheeda Wanu Hafidh Ameir u magacaawday wasiir-ku-xigeenka waxbarashada, halka seyga gabadhan oo madaxweynaha ay soddohda u tahay Mohamed Mchengerwa uu noqday wasiirka Caafimaadka. Wanu, waxay horey u ahayd Xildhibaan metala is maamulka jasiiradaha badan ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-18T08:53:59+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/","name":"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg","datePublished":"2025-11-18T08:53:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Tanzania_President_76607-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-madaxwaynaha-ka-ah-tanzania-oo-xilal-sare-u-magacowday-xubno-k-tirsan-qoyskeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabadha madaxwaynaha ka ah Tanzania oo xilal sare u Magacowday xubno k tirsan qoyskeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188320"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188326,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188320\/revisions\/188326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}