{"id":188483,"date":"2025-11-27T11:08:36","date_gmt":"2025-11-27T08:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188483"},"modified":"2025-11-27T11:08:36","modified_gmt":"2025-11-27T08:08:36","slug":"goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii dowlada somalioya ee ETA  maanta dhaqan galaya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-1024x576.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-1536x864.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-1068x601.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in uu dhaqangalo go\u2019aankii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee Electronic Travel Authorization (eTA) .<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan galayo 27 November 2025 oo maanta ku beegan, kaasoo si buuxda u xakameyn doona socdaalka rakaabka ka duulaya ama u socda Soomaaliya oo ay ku jiraan dhamaan garoomada Caalamiga ah sida Muqdisho, Hargaysa, Garowe iyo Bosaso.<\/p>\n<p>Nidaamkan ayaa si toos ah ugu xirnaan doona nidaamka duulimaadyada shirkadaha diyaaradaha (Departure Control System \u2013 DCS) iyo nidaamka xog isdhaafsiga rakaabka (API\/PNR).<\/p>\n<p>Marka ETA la hawlgaliyo, lama oggolaan doono in rakaab loo saaro diyaarad ku socota Hargeysa ama meel kale oo ka mid ah Soomaaliya, haddii uusan oggolaansho ka haysan nidaamka ETA ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Nidaamkan cusub ayaa siinaya dowladda Soomaaliya awood ay ku aragto xogaha socdaalayaasha oo ay ka mid yihiin:<\/p>\n<p>-Magaca buuxa, taariikhda dhalashada iyo faahfaahinta baasaboorka<\/p>\n<p>-Taariikhda safarka iyo fiisayaasha hore<\/p>\n<p>-Faahfaahinta tigidka iyo goobta uu ku socdo rakaabku<\/p>\n<p>Khubaradu waxay sheegeen in nidaamkan ka adag yahay fiisaha elektaroonigga ah (E-visa), isla markaana uu saameyn weyn ku yeelan doono shirkadaha duulimaadyada sida FlyDubai iyo Ethiopian Airlines, kuwaas oo aan awoodi doonin in ay bixiyaan \u201cboarding pass\u201d ilaa oggolaansho laga helo nidaamka ETA ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Tan ayaa ka dhigan in Hay\u2019adda socdaalka qofka ay doonto ka reebi karto diyaarada sidoo kale ay hayso dhamaan xogta dadka diyaarada saaran.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa loo arkaa mid amni iyo siyaasadeed oo Soomaaliya ku muujinayso in ay gacanta ku hayso hawadeeda iyo nidaamka socdaalka dalka, taasoo si toos ah u taaban karta cidkaste oo ka hor imaata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in uu dhaqangalo go\u2019aankii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee Electronic Travel Authorization (eTA) . Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan galayo 27 November 2025 oo maanta ku beegan, kaasoo si buuxda u xakameyn doona socdaalka rakaabka ka duulaya ama u socda Soomaaliya oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1764230942,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Go&#039;aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Go&#039;aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in uu dhaqangalo go\u2019aankii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee Electronic Travel Authorization (eTA) . Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan galayo 27 November 2025 oo maanta ku beegan, kaasoo si buuxda u xakameyn doona socdaalka rakaabka ka duulaya ama u socda Soomaaliya oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-27T08:08:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/\",\"name\":\"Go'aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp\",\"datePublished\":\"2025-11-27T08:08:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Go&#8217;aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Go'aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Go'aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon","og_description":"Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in uu dhaqangalo go\u2019aankii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee Electronic Travel Authorization (eTA) . Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in go\u2019aankan uu dhaqan galayo 27 November 2025 oo maanta ku beegan, kaasoo si buuxda u xakameyn doona socdaalka rakaabka ka duulaya ama u socda Soomaaliya oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-27T08:08:36+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/","name":"Go'aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp","datePublished":"2025-11-27T08:08:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/eta.webp","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goaankii-dowlada-somalioya-ee-eta-maanta-dhaqan-galaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Go&#8217;aankii dowlada somalioya ee ETA maanta dhaqan galaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188483"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188485,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188483\/revisions\/188485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}