{"id":188687,"date":"2025-12-11T12:38:02","date_gmt":"2025-12-11T09:38:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188687"},"modified":"2025-12-11T12:38:02","modified_gmt":"2025-12-11T09:38:02","slug":"xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/","title":{"rendered":"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188688\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madasha Samatabixinta ayaa ku jahawareertay shirka ka dhacaya magaalada Nairobi iyo qorshaha loo joojiyay shirkii Kismaayo.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan madasha ayaa sheegay in shirka Nairobi uu waji kale yeeshay, kadib markii lagu casuumay xubno ay ka mid yihiin RW Hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Madaxweynihii hore Maxamed C\/laahi Farmaajo inkastoo uu iska diiday, RW hore Cumar C\/rashiid, Shariif Xassan iyo xubno kale,<\/p>\n<p>Sidoo kale Madasha Samatabixinta ayaa sheegtay ineysan waxba ka ogayn ajandayaasha looga hadlayo shirka.<\/p>\n<p>Waxay madasha samatabixintu go\u2019aansatay in ay wakiishaan xubnaha jooga Magaalada Nairobi ee madasha ka tirsan, sida Gudoomiye ku-xigeenka madashada Saacid Shirdoon iyo C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>Waxaa jiray qorshe uu watay Madaxwayne Axmed Madoobe oo sabab u noqday inuu baaqdo shirka Kismaayo, kaasoo ahaa in shirku noqdo mid albaabadu u furan yihiin oo ay ka soo qaybgali karaan dhamaan mucaaradka.<\/p>\n<p>Arrintaas ayaa waxaa ka biyo diiday xubnaha golaha Samatabixinta ee uu Sheekh Shariif hogaamiyo qaarkood, waxaana ay doonayeen in shirku noqdo mid sadex geesood ah oo u dhaxeeya iyaga iyo labada maamul goboleed.<\/p>\n<p>In shirka loo weeciyo Nairobi ayay siyaasiyiintu sheegayaan inuu sabab u yahay Madaxweyne Axmed Madoobe oo saluugsanaa habka ay wax u rabaan qolada Muqdisho ku shirsan ee diidan in Farmaajo qayb ka noqdo.<\/p>\n<p>Shirka Nairobi ayay u badan tahay inuu noqdo shimbirayahaw heesa, maadaama ay ka qaybgalkiisa diideen xubnaha Samatabixinta ee Muqdisho ku sugan iyo Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo isugu labada dhinac waa Kismaayo iyo Nairobi aan u arkin wax dan u ah siyaasadiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Samatabixinta ayaa ku jahawareertay shirka ka dhacaya magaalada Nairobi iyo qorshaha loo joojiyay shirkii Kismaayo. Xubno ka tirsan madasha ayaa sheegay in shirka Nairobi uu waji kale yeeshay, kadib markii lagu casuumay xubno ay ka mid yihiin RW Hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Madaxweynihii hore Maxamed C\/laahi Farmaajo inkastoo uu iska diiday, RW hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1765445902,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Samatabixinta ayaa ku jahawareertay shirka ka dhacaya magaalada Nairobi iyo qorshaha loo joojiyay shirkii Kismaayo. Xubno ka tirsan madasha ayaa sheegay in shirka Nairobi uu waji kale yeeshay, kadib markii lagu casuumay xubno ay ka mid yihiin RW Hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Madaxweynihii hore Maxamed C\/laahi Farmaajo inkastoo uu iska diiday, RW hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-11T09:38:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/\",\"name\":\"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-11T09:38:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon","og_description":"Madasha Samatabixinta ayaa ku jahawareertay shirka ka dhacaya magaalada Nairobi iyo qorshaha loo joojiyay shirkii Kismaayo. Xubno ka tirsan madasha ayaa sheegay in shirka Nairobi uu waji kale yeeshay, kadib markii lagu casuumay xubno ay ka mid yihiin RW Hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Madaxweynihii hore Maxamed C\/laahi Farmaajo inkastoo uu iska diiday, RW hore [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-11T09:38:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/","name":"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg","datePublished":"2025-12-11T09:38:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/uuu.jpg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xubnaha-madasha-samatabixinta-oo-ku-jahwareersan-shirka-nairobi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xubnaha Madasha Samatabixinta oo ku jahwareersan shirka Nairobi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188687"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188689,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188687\/revisions\/188689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}