{"id":188814,"date":"2025-12-19T12:36:50","date_gmt":"2025-12-19T09:36:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188814"},"modified":"2025-12-19T12:36:50","modified_gmt":"2025-12-19T09:36:50","slug":"daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/","title":{"rendered":"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-Saciid-Madaxweynaha-Puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-Saciid-Madaxweynaha-Puntland.jpg 480w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Deni-Saciid-Madaxweynaha-Puntland-300x263.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay shirweynaha Golaha Mustaqbalka ee ka furmay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in Soomaaliya kala tagi karto haddii la ismaqli waayo.<\/p>\n<p>\u201cHaddii la ismaqli waayo, la is-ixtiraami waayo oo la wada noolaan waayo, horey ayay u soo dhacday, wixii ka dhasha waan garaneynaa oo waa la kala irdhoobayaa,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Saciid Deni.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inaysan Kismaayo u imaan inay eedeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh, balse ujeeddadoodu tahay sidii wadatashi dhab ah loo yeelan lahaa, isla markaana wax looga qaban lahaa xaaladda dalka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka ah ee aan ka wada tirsanahay mas\u2019uuliyad ayaa naga wada saaran, mas\u2019uuliyadaas haddii aan gudano waajib aan lahayn oo gudano weeyi, haddii aan dayacnana waajib umadeeda noo igmatay oo dayacmatay weeyi,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Saciid Deni ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu ogolaado wada-tashi, isla markaana miiska wada-hadalka la iskugu soo laabto, si doorasho wadar-ogol ah uga qabsoomto dalka.<\/p>\n<p>\u201cSoomaali waxaan u baahanahay; Ilaahay baa meel nagu wada abuuray in aan wada noolaano sida umadaha kale u wada nool yihiin, deriskeena la noolaano, oo caalamka la noolaano,\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku sii daray: \u201cWaxa noo dhaxeeya ma aha wax aan xalin karin. Baaqayga ugu muhiimsan waxaa u dirayaa Madaxweyne Xasan Sheekh inuu talo ogolaado, la wada leeyahay oo miiska wada-hadallada dib la iskugu soo noqdo, si dalka doorasho heshiis lagu yahay loogu hogaamiyo. Wax kale oo dhiman ma jirto.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=316&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F796901986742445%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"316\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay shirweynaha Golaha Mustaqbalka ee ka furmay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in Soomaaliya kala tagi karto haddii la ismaqli waayo. \u201cHaddii la ismaqli waayo, la is-ixtiraami waayo oo la wada noolaan waayo, horey ayay u soo dhacday, wixii ka dhasha waan garaneynaa oo waa la kala irdhoobayaa,\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766137038,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay shirweynaha Golaha Mustaqbalka ee ka furmay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in Soomaaliya kala tagi karto haddii la ismaqli waayo. \u201cHaddii la ismaqli waayo, la is-ixtiraami waayo oo la wada noolaan waayo, horey ayay u soo dhacday, wixii ka dhasha waan garaneynaa oo waa la kala irdhoobayaa,\u201d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-19T09:36:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/\",\"name\":\"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-12-19T09:36:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay shirweynaha Golaha Mustaqbalka ee ka furmay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in Soomaaliya kala tagi karto haddii la ismaqli waayo. \u201cHaddii la ismaqli waayo, la is-ixtiraami waayo oo la wada noolaan waayo, horey ayay u soo dhacday, wixii ka dhasha waan garaneynaa oo waa la kala irdhoobayaa,\u201d [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-19T09:36:50+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/","name":"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2025-12-19T09:36:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-wey-kala-tageysa-haddii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Soomaaliya wey kala tageysa haddii\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188814"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188815,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188814\/revisions\/188815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}