{"id":188829,"date":"2025-12-20T13:13:33","date_gmt":"2025-12-20T10:13:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188829"},"modified":"2025-12-20T13:13:33","modified_gmt":"2025-12-20T10:13:33","slug":"daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/","title":{"rendered":"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday&#8230;"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_188830\" aria-describedby=\"caption-attachment-188830\" style=\"width: 686px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-188830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\" alt=\"MADASHA\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-188830\" class=\"wp-caption-text\">MADASHA<\/figcaption><\/figure>\n<p>Shirka mucaaradka iyo madaxda dowlad-goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo, ayaa durba waxaa hareeyay khilaaf xooggan oo ku saabsan cidda hoggaamineysa \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliya\u201d oo ay dhiseen Madasha Samatabixinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Sida ay xog ku heshay warbaahinta Wardoon, waxaa la soo jeediyay in Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed uu hoggaamiyo Golaha, halka Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) uu noqonayo Xoghahaya Golaha.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, musharraxiinta miisaanka culus ee beesha Hawiye oo kala ah; Xasan Cali Kheyre, Maxamed Xuseen Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ku gacan-sayray in hoggaanka loo dhiibo Shariifka. Waxay ku doodeen inuu yahay musharrax, waxayna soo jeediyeen in xilkaas loo dhiibo shaqsi aan musharrax ahayn.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe iyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa taageeray inuu hoggaanka qabto Shariif Sheekh Axmed, halka mowqifka Madaxweynaha Puntland Saciid Deni aanu weli caddeyn.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa si gaar ah u sheegay in Shariif uu halgan xooggan iyo dadaal badan geliyay sidii uu uga hortagi lahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uu sameeyo doorasho aan heshiis lagu ahayn, tallaabadaas oo xitaa ay dadkiisu ku kala tageen. Wuxuu xusay inay ceeb tahay in Kismaayo laga diro Shariifka isaga oo laga qaaday hoggaankii mucaaradka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ilo xog-ogaal u ah shirka ayaa noo xaqiijiyay in heshiis horudhac ah laga gaaray in Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) uu hoggaamiyo Xoghaynta Golaha Mustaqbalka, arrintaas oo ay dhammaan dhinacyadu ogolaadeen.<\/p>\n<p>Shirka ayaa hadda si ku meel-gaar ah u hakaday, waxaana socda la-tashiyo hoose oo u badan doodaha hoggaanka sare, iyada oo caawa uu Madaxweynaha Jubaland kulamo gaar-gaar ah la yeelanayo madaxda shirka.<\/p>\n<p>Weli si rasmi ah looma dhammaystirin qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka, waxaana jira aragtiyo is-diiddan oo ka dhex aloosan Madasha Samatabixinta, taasi oo la-yaab ku noqotay dadkii shirka ka qeyb-galay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1593487944988665%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka mucaaradka iyo madaxda dowlad-goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo, ayaa durba waxaa hareeyay khilaaf xooggan oo ku saabsan cidda hoggaamineysa \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliya\u201d oo ay dhiseen Madasha Samatabixinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Sida ay xog ku heshay warbaahinta Wardoon, waxaa la soo jeediyay in Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed uu hoggaamiyo Golaha, halka Eng. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766225638,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka mucaaradka iyo madaxda dowlad-goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo, ayaa durba waxaa hareeyay khilaaf xooggan oo ku saabsan cidda hoggaamineysa \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliya\u201d oo ay dhiseen Madasha Samatabixinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Sida ay xog ku heshay warbaahinta Wardoon, waxaa la soo jeediyay in Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed uu hoggaamiyo Golaha, halka Eng. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-20T10:13:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/\",\"name\":\"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-20T10:13:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg\",\"width\":686,\"height\":386,\"caption\":\"MADASHA\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon","og_description":"Shirka mucaaradka iyo madaxda dowlad-goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo, ayaa durba waxaa hareeyay khilaaf xooggan oo ku saabsan cidda hoggaamineysa \u201cGolaha Mustaqbalka Soomaaliya\u201d oo ay dhiseen Madasha Samatabixinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Sida ay xog ku heshay warbaahinta Wardoon, waxaa la soo jeediyay in Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed uu hoggaamiyo Golaha, halka Eng. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-20T10:13:33+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/","name":"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","datePublished":"2025-12-20T10:13:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/hq720-3.jpg","width":686,"height":386,"caption":"MADASHA"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khilaaf-hareeyey-shirka-kismaayo-kadib-marki-ladiiday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Khilaaf hareeyey shirka Kismaayo kadib marki ladiiday&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188829"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188831,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188829\/revisions\/188831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}