{"id":188832,"date":"2025-12-20T13:20:49","date_gmt":"2025-12-20T10:20:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188832"},"modified":"2025-12-20T13:20:49","modified_gmt":"2025-12-20T10:20:49","slug":"daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO: &#8220;Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188833\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_8309-696x464-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_8309-696x464-1.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_8309-696x464-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_8309-696x464-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shirka ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Kismaayo, isaga oo diray farriin ku saabsan wadahadal, tanaasul iyo isfaham siyaasadeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay in ay la dooddo mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay inay la yimaadaan go\u2019aan cad oo la fahmi karo, si wadahadal macno leh loo yeesho.<\/p>\n<p>\u201cWalaalaha ku shiraya Kismaayo waxaan leenahay: go\u2019aan soo gaara oo wax la fahmi karo la imaada, waan idinkala doodeynaa,\u201d ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa su\u2019aal geliyay ujeeddada shirka Kismaayo, isaga oo sheegay inuusan fahmin sababta doodaha qaarkood loogu wareejinayo meelo ka baxsan caasimadda.<\/p>\n<p>\u201cMa aqaan caqliga Hotel Jaziira kusoo dagi waayay ee Kismaayo ku soo dagaya,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay inuu u furan yahay albaabbada wadahadalka, isla markaana ay diyaar u yihiin tanaasul, xitaa haddii ay noqoto in dib looga laabto tallaabooyin hore loo qaaday.<\/p>\n<p>\u201cWalaalaheenna shakiga naga qaba, waxaan diyaar u nahay tanaasul. Albaabadu way furanyihiin, aan doodno, xitaa haddii labo tallaabo dib naloo celiyo waa ogolnahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya xilli uu muran siyaasadeed ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadda dalka, iyadoo shirka Kismaayo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1212353514086393%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shirka ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Kismaayo, isaga oo diray farriin ku saabsan wadahadal, tanaasul iyo isfaham siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay in ay la dooddo mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay inay la yimaadaan go\u2019aan cad oo la fahmi karo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188834,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766226071,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: &quot;Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: &quot;Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shirka ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Kismaayo, isaga oo diray farriin ku saabsan wadahadal, tanaasul iyo isfaham siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay in ay la dooddo mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay inay la yimaadaan go\u2019aan cad oo la fahmi karo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-20T10:20:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/\",\"name\":\"DAAWO: \\\"Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png\",\"datePublished\":\"2025-12-20T10:20:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png\",\"width\":583,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: &#8220;Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: \"Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: \"Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shirka ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Kismaayo, isaga oo diray farriin ku saabsan wadahadal, tanaasul iyo isfaham siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay in ay la dooddo mucaaradka, wuxuuna ugu baaqay inay la yimaadaan go\u2019aan cad oo la fahmi karo, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-20T10:20:49+00:00","og_image":[{"width":583,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/","name":"DAAWO: \"Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png","datePublished":"2025-12-20T10:20:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/Screenshot-2025-12-20-101815.png","width":583,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mucaaradka-hadii-ay-qoryo-soo-qaataan-gacanta-ayaa-laga-qabanayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: &#8220;Mucaaradka hadii ay qoryo soo qaataan gacanta ayaa laga qabanayaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188835,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188832\/revisions\/188835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}