{"id":188851,"date":"2025-12-22T12:30:56","date_gmt":"2025-12-22T09:30:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188851"},"modified":"2025-12-22T12:30:56","modified_gmt":"2025-12-22T09:30:56","slug":"deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/","title":{"rendered":"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188855\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Hanti-dhowrihii gudaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulkaa, Abwaan Raage Axmed (Ciiro), kaas oo shalay gabay ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa kasoo muuqday munaasabaddii shalay loogu dabaal-daggay sanad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, uuna ka qayb-galay Madaxweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188854\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/599776415_1269927155181981_7863386831938248419_n.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/599776415_1269927155181981_7863386831938248419_n.jpg 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/599776415_1269927155181981_7863386831938248419_n-296x300.jpg 296w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/599776415_1269927155181981_7863386831938248419_n-414x420.jpg 414w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p>Warqad kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasiirada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland Cumar Cabdisamad Yuusuf ayaa shaqada looga joojiyay Abwaan Ciiro, iyada oo sidoo kale laga jartay mushaarkii uu qaadanayay.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DPL Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux wuxuu shaqada iyo mushaarka ka joojiyay Raage Axmed Xasan oo ah Hanti dhowraha gudaha ee Wasaaradd Xanaanada iyo Xoolaha Dowladda Puntland\u201d ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray Wasiirku.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa lagu caddeeyay in Abwaan Raage Axmed Ciiro uu ku xadgudbay go\u2019aankii horay uga soo baxay Puntlad ee xiriirkii wada shaqeynta loogu jiray dowladda dhexe, sababo la xiriira khilaafka u dhexeeya labada dhinac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/603835982_1982186735681756_8825222734254587385_n.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/603835982_1982186735681756_8825222734254587385_n.jpg 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/603835982_1982186735681756_8825222734254587385_n-169x300.jpg 169w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/603835982_1982186735681756_8825222734254587385_n-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p>\u201cMarkuu arkay go\u2019aanka Golaha Xukuumadda Dowladda ee soo baxay 31 Maarso 2024, kaas oo lagu go\u2019aamiyay in Dowladd Puntland xiriirkii wada shaqeyneed ay u jartay hay\u2019adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya\u201d ayaa mar kale lagu yiri warqadda shaqada looga joojiyay Abwaan Ciiro.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo lasii raaciyay \u201cMarkuu garowsaday in Raage Axmed Xasan oo ah Hanti dhowraha gudaha ee Wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha Dowladda uu ku xadgudbay qodobada sare ku xusan\u201d ayaa mar kale lagu yiri go\u2019aanka shaqo joojinta\u201d\/<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xogta ayaa waxa ay ku ogaatay in haatan Abwaanka looga yeeray xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, kadib markii ay dowladdu ka war heshay go\u2019aanka shaqada looga joojiyay, iyada oo la filayo in Xamza uu xafiiskiisa ku qaabilo, si arrintiisa ay dowladdu uga garaawdo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188852\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2.webp\" alt=\"\" width=\"486\" height=\"1063\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2.webp 486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2-137x300.webp 137w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2-468x1024.webp 468w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/2-192x420.webp 192w\" sizes=\"(max-width: 486px) 100vw, 486px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-188853\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/3.webp\" alt=\"\" width=\"486\" height=\"1063\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/3.webp 486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/3-137x300.webp 137w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/3-468x1024.webp 468w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/3-192x420.webp 192w\" sizes=\"(max-width: 486px) 100vw, 486px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Hanti-dhowrihii gudaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulkaa, Abwaan Raage Axmed (Ciiro), kaas oo shalay gabay ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Abwaanka ayaa kasoo muuqday munaasabaddii shalay loogu dabaal-daggay sanad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1766395876,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Hanti-dhowrihii gudaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulkaa, Abwaan Raage Axmed (Ciiro), kaas oo shalay gabay ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Abwaanka ayaa kasoo muuqday munaasabaddii shalay loogu dabaal-daggay sanad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, uuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-22T09:30:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"854\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/\",\"name\":\"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-22T09:30:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg\",\"width\":1280,\"height\":854},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon","og_description":"Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Hanti-dhowrihii gudaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulkaa, Abwaan Raage Axmed (Ciiro), kaas oo shalay gabay ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Abwaanka ayaa kasoo muuqday munaasabaddii shalay loogu dabaal-daggay sanad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho, uuna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-12-22T09:30:56+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":854,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/","name":"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg","datePublished":"2025-12-22T09:30:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/601443876_1979279365972493_2398621006135111448_n.jpg","width":1280,"height":854},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-shaqada-kacayriyay-abwaan-ciiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo shaqada kacayriyay Abwaan Ciiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188851"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188857,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188851\/revisions\/188857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}