{"id":189211,"date":"2026-01-03T13:11:51","date_gmt":"2026-01-03T10:11:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189211"},"modified":"2026-01-03T13:11:51","modified_gmt":"2026-01-03T10:11:51","slug":"daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189212\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"689\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli-300x297.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli-424x420.webp 424w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Ciidanka Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed-weli Cabdirashiid oo ka mid ah culimada waaweyn ee deegaanada maamulkaasi, kaas oo Jimcihii shalay si adag kaga horyimid aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sheekh Maxamed-weli ayaa xilli uu jeedinayay khudbaddii Jimcaha ku sheegay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uu Talaadadii u yeeray isaga iyo culimo kale, uuna la wadaagay heshiiska uu la galay Israa\u2019iil ee soo dadajiyay aqoonsiga, isaga oo tilmaamay in ka culimo ahaan ay u sheegeen in uusan saxiixin heshiiskaas, maadaama uu liddi ku yahay Diinta Islaamka.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cMadaxweynaha ayaa habeenkii Talaadada noo yeeray annagoo ah culimo kala duwan oo waddanka ah oo waa wayn oo kala firqooyin ah anna aan ku jiro aadbuu u mahadsan yahay wuu noo warramay heshiiskii uu galay iyo inta dhiman ee imminka Tel Aviv u tegayo annaguna waan waaninay, waana u nasteexeynay, waana u sheegnay shareecada Alle sida ay tahay xaqii ayaan u caddeynay\u201d ayuu khudbaddiisa ku yiri Sheekh Maxamed-weli Cabdirashiid.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sidoo kale, wuxuu bulshada Somaliland u sharraxay nuxurka heshiiska labada dhinac ee horay loo qariyay, isaga oo sheegay inuu si cad uga hor imaanayo Diinta.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cWaxaan ku waanineynaa Madaxweynahana aan u sheegeynaa heshiiskaas waxaa ku jira waa inaa ixtiraamto oo aqbasho jiritaanka Israa\u2019iil waa inaa diido Falastiin, waxaa ku leenahay Ilaahey ka cabso oo ha taginoo heshiiskaas ha saxiixin\u201d ayuuu sii raaciyay.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Intaas kadib Ciidanka Somaliland ayaa Sheekha kasoo xiray Masjidka Salaaddii Cishaha kadib, waxaana loo haystaa ka hadalka arrintaasi.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Si kastaba, Somaliland ayaa naqdin wayn kala kulantay heshiiska ay la gashay Israa\u2019iil ee keenay in Israa\u2019iil ay ku dhawaaqday inay aqoonsatay maamulkaasi.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Nc3oF6pNEBI\" width=\"1401\" height=\"788\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed-weli Cabdirashiid oo ka mid ah culimada waaweyn ee deegaanada maamulkaasi, kaas oo Jimcihii shalay si adag kaga horyimid aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland. Sheekh Maxamed-weli ayaa xilli uu jeedinayay khudbaddii Jimcaha ku sheegay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uu Talaadadii u yeeray isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767435147,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed-weli Cabdirashiid oo ka mid ah culimada waaweyn ee deegaanada maamulkaasi, kaas oo Jimcihii shalay si adag kaga horyimid aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland. Sheekh Maxamed-weli ayaa xilli uu jeedinayay khudbaddii Jimcaha ku sheegay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uu Talaadadii u yeeray isaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-03T10:11:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"689\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/\",\"name\":\"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-03T10:11:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp\",\"width\":696,\"height\":689},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon","og_description":"Ciidanka Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Sheekh Maxamed-weli Cabdirashiid oo ka mid ah culimada waaweyn ee deegaanada maamulkaasi, kaas oo Jimcihii shalay si adag kaga horyimid aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland. Sheekh Maxamed-weli ayaa xilli uu jeedinayay khudbaddii Jimcaha ku sheegay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uu Talaadadii u yeeray isaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-03T10:11:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":689,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/","name":"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp","datePublished":"2026-01-03T10:11:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Weli.webp","width":696,"height":689},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxamed-weli-oo-lagu-xiray-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Sheekh Maxamed Weli oo lagu xiray Hargaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189211"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189213,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189211\/revisions\/189213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}