{"id":189298,"date":"2026-01-06T22:53:49","date_gmt":"2026-01-06T19:53:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189298"},"modified":"2026-01-06T22:53:49","modified_gmt":"2026-01-06T19:53:49","slug":"daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/","title":{"rendered":"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189299\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png\" alt=\"\" width=\"532\" height=\"313\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png 532w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045-300x177.png 300w\" sizes=\"(max-width: 532px) 100vw, 532px\" \/><\/p>\n<p>Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay go\u2019aan culus oo ka dhan ah Israa\u2019iil, iyaga oo maalinta berri ah iclaamiyay isku soo bax wayn.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dibadbaxooda uu ka dhacayo fagaaraha Daljirka Daahsoon, wuxuuna sheegay in culimada oo dhan ay kasoo qaybgeli doonaan.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir ayaa sheegay in ujeedka ugu wayn ee Israa\u2019iil uu yahay kala goynta dalka Soomaaliya, loona baahan yahay in la\u2019iska difaaco.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la socotaan xaaladda dalkeenna uu ku jiro, xaaladdaas oo ah weerar indho caddees ah oo ay nagu soo qaadeen Yahuuda oo doonaya inay dalka kala gooyaan, kuwaas oo ku dhaqaaqay tallaabo kasoo horjeedo qawaaniinta caalamiga ah\u201d ayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu intaasi ku daray in berri ay gudan doonaan waajib Diini ah, ayna u istaagi doonaan sidii oo difaaci lahaa midnimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga oo diideyno go\u2019aanka ay Yahuuda qaadatay oo ku saabsan cilaaqaadka been beenta ah oo ay la gashay qayb kamid ah Soomaaliya annaga oo diideyno culimo ahaan ayaa waxaan doonaneynaa inaan ugu baaqno culimada Soomaaliyeed berri insha allah oo Arbaco ah waxaan ugu baaqeynaa culimada Soomaaliyeed inay iskuugu yimaadaan isu soo bax lagu taageerayo midnimada dalka, laguna diidayo kala goynta dalka\u201d ayuu intaas sii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu kusii daray \u201cWaa shucuur waajib ah in la muujiyo oo dalka midnidamiisa la difaaco, lagana celiyo cadowga soo weeraray\u201d.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore ayay ahayd markii sidaan oo kale magaalada Muqdisho loogu qabtay banaanbax ay soo qaban qaabisay dowladda, kaas oo looga soo horjeestay aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland.<\/p>\n<p>Si kastaba, Israa\u2019iil oo 26-kii December ee sanadkii hore, ku dhawaaqday inay Somaliland u aqoonsatay \u201cdowlad madax-bannaan oo leh qarannimo buuxda,\u201d ayaa weli sii wadda xagdubka ay ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya, waxaana maanta ay wafdi uu hoggaaminayo wasiirkeeda arrimaha dibadda u dirtay Somaliland, tallaabadaas oo ay mar kale ka hortimid Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1215797216557750%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay go\u2019aan culus oo ka dhan ah Israa\u2019iil, iyaga oo maalinta berri ah iclaamiyay isku soo bax wayn. Guddoomiyaha Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dibadbaxooda uu ka dhacayo fagaaraha Daljirka Daahsoon, wuxuuna sheegay in culimada oo dhan ay kasoo qaybgeli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767729256,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay go\u2019aan culus oo ka dhan ah Israa\u2019iil, iyaga oo maalinta berri ah iclaamiyay isku soo bax wayn. Guddoomiyaha Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dibadbaxooda uu ka dhacayo fagaaraha Daljirka Daahsoon, wuxuuna sheegay in culimada oo dhan ay kasoo qaybgeli [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-06T19:53:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"313\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/\",\"name\":\"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png\",\"datePublished\":\"2026-01-06T19:53:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png\",\"width\":532,\"height\":313},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon","og_description":"Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay go\u2019aan culus oo ka dhan ah Israa\u2019iil, iyaga oo maalinta berri ah iclaamiyay isku soo bax wayn. Guddoomiyaha Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dibadbaxooda uu ka dhacayo fagaaraha Daljirka Daahsoon, wuxuuna sheegay in culimada oo dhan ay kasoo qaybgeli [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-06T19:53:49+00:00","og_image":[{"width":532,"height":313,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/","name":"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png","datePublished":"2026-01-06T19:53:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-06-195045.png","width":532,"height":313},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-culimada-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqay-banaanbax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Culimada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay banaanbax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189298"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189302,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189298\/revisions\/189302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}