{"id":189318,"date":"2026-01-08T12:46:26","date_gmt":"2026-01-08T09:46:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189318"},"modified":"2026-01-08T12:46:26","modified_gmt":"2026-01-08T09:46:26","slug":"turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada &#038; gantaalaha ee Somalia"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189319\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Dowladda T\u00fcrkiye ayaa billowday hirgelinta mashruuca istiraatiijiga ah ee dhismaha Saldhigga dayax-gacmeedyada oo laga dhisayo gudaha Soomaaliya, taas oo la filayo inay si weyn uga caawiso T\u00fcrkiye inuu ku biiro dalalka leh dayax-gacmeedyada iyo gantaallada hawada sare.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Hirgelinta mashruucan ayaa haddii uu guulaysto wuxuuTurkiga u suurta-gelin doonaa ku biirista suuqyada tamarta hawada sare oo qiyaastii $1.8 tirilyan oo doolar gaari doona bartamaha 2030-.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Wasiirka Warshadaha iyo Tiknoolajiyadda T\u00fcrkiye, Mehmet Fatih Kacir, uu xaqiijiyay in daraasaddii suurta-galnimada iyo naqshadeynta mashruuca la dhammeeyay, isla markaana wejigii koowaad ee dhismaha uu haatan ka socdo dhul Soomaaliya ay siisay T\u00fcrkiga, kaddib heshiis labo geesood ah oo dhex maray labada dowladood.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Mashruucan ayaa waxaa si wadajir ah u fulinaya Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyadda T\u00fcrkiye, Hay\u2019adda Hawada Sare ee T\u00fcrkiye (TUA) iyo hay\u2019ado kale oo qaran, kuwaas oo u arka saldgiggan hawada sare mid fure u noqon karta mustaqbalka tiknoolajiyadda dalkaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\">\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda T\u00fcrkiye ayaa billowday hirgelinta mashruuca istiraatiijiga ah ee dhismaha Saldhigga dayax-gacmeedyada oo laga dhisayo gudaha Soomaaliya, taas oo la filayo inay si weyn uga caawiso T\u00fcrkiye inuu ku biiro dalalka leh dayax-gacmeedyada iyo gantaallada hawada sare. Hirgelinta mashruucan ayaa haddii uu guulaysto wuxuuTurkiga u suurta-gelin doonaa ku biirista suuqyada tamarta hawada sare oo qiyaastii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767865622,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada &amp; gantaalaha ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada &amp; gantaalaha ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda T\u00fcrkiye ayaa billowday hirgelinta mashruuca istiraatiijiga ah ee dhismaha Saldhigga dayax-gacmeedyada oo laga dhisayo gudaha Soomaaliya, taas oo la filayo inay si weyn uga caawiso T\u00fcrkiye inuu ku biiro dalalka leh dayax-gacmeedyada iyo gantaallada hawada sare. Hirgelinta mashruucan ayaa haddii uu guulaysto wuxuuTurkiga u suurta-gelin doonaa ku biirista suuqyada tamarta hawada sare oo qiyaastii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-08T09:46:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/\",\"name\":\"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada & gantaalaha ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-08T09:46:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada &#038; gantaalaha ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada & gantaalaha ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada & gantaalaha ee Somalia - Wardoon","og_description":"Dowladda T\u00fcrkiye ayaa billowday hirgelinta mashruuca istiraatiijiga ah ee dhismaha Saldhigga dayax-gacmeedyada oo laga dhisayo gudaha Soomaaliya, taas oo la filayo inay si weyn uga caawiso T\u00fcrkiye inuu ku biiro dalalka leh dayax-gacmeedyada iyo gantaallada hawada sare. Hirgelinta mashruucan ayaa haddii uu guulaysto wuxuuTurkiga u suurta-gelin doonaa ku biirista suuqyada tamarta hawada sare oo qiyaastii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-08T09:46:26+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/","name":"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada & gantaalaha ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp","datePublished":"2026-01-08T09:46:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/114897659_screenshot2020-10-14at01.44.52.png.webp","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-bilaabay-dhismaha-saldhiga-dayax-gacmeedyada-gantaalaha-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo bilaabay dhismaha saldhiga dayax-gacmeedyada &#038; gantaalaha ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189318"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189320,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189318\/revisions\/189320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}