{"id":189353,"date":"2026-01-08T13:32:14","date_gmt":"2026-01-08T10:32:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189353"},"modified":"2026-01-08T13:32:14","modified_gmt":"2026-01-08T10:32:14","slug":"daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189354\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png\" alt=\"\" width=\"1035\" height=\"728\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png 1035w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-300x211.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-1024x720.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-768x540.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-696x490.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-597x420.png 597w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1035px) 100vw, 1035px\" \/>Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, iyada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi.<\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Dubbe ayaa hadal kooban siiyay warbaahinta, wuxuuna sheegay inuu u maqnaa Somaliland, isla markaana uu soo laabtay \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Waxaa kale oo uu ka hadlay aqoonsiga ay Israa\u2019iil siisay Somaliland, isaga oo si weyn usoo dhaweeyay, wuxuuna u jawaabay dadka kasoo horjeedo.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cKuwa meelaha wax kusoo qor qora, waxaanu leenahay Israa\u2019iil iyo Mareykanka waa libaaxyo\u201d ayuu mar kale yiri Cismaan Abuukar Dubbe.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sidoo kale, waxaa la filayaa inuu kulmo madaxda Somaliland, kadibna uu la hadlo bulshada, isaga oo waydiisan doono wax ay loogu yeeray \u2018caafis\u2019 guud.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Ninkan ayaa dhawaan iska casilay Senatornimadii Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna si cad u sheegay inuu ka laabtay qaddiyada midnimada ee uu u joogay magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda federaalka, wuxuuna horay usoo noqday Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, xilligii Madaxweyne Farmaajo, waxaana go\u2019aankiisa si wayn uga falceliyay dadweynaha Soomaaliyeed, maadaama uu kusoo aaday xilli xasaasi ah, oo ay taagan tahay xiisada ka dhalatay aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Si kastaba, ha\u2019ahaatee waxaa horay sidaan oo kale Hargeysa ugu laabtay mas\u2019uuliyiin ka tegay Xamar, waxaana ugu dambeeyay wasiirkii hore ee maaliyadda, Cabdiraxmaan Bayle oo hadda la shaqeeya Madaxweyne Cirro.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lnW5kllH4y8\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, iyada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi. Dubbe ayaa hadal kooban siiyay warbaahinta, wuxuuna sheegay inuu u maqnaa Somaliland, isla markaana uu soo laabtay \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d ayuu yiri. Waxaa kale oo uu ka hadlay aqoonsiga ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767868362,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, iyada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi. Dubbe ayaa hadal kooban siiyay warbaahinta, wuxuuna sheegay inuu u maqnaa Somaliland, isla markaana uu soo laabtay \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d ayuu yiri. Waxaa kale oo uu ka hadlay aqoonsiga ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-08T10:32:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1035\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"728\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/\",\"name\":\"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png\",\"datePublished\":\"2026-01-08T10:32:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png\",\"width\":1035,\"height\":728},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon","og_description":"Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, iyada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi. Dubbe ayaa hadal kooban siiyay warbaahinta, wuxuuna sheegay inuu u maqnaa Somaliland, isla markaana uu soo laabtay \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d ayuu yiri. Waxaa kale oo uu ka hadlay aqoonsiga ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-08T10:32:14+00:00","og_image":[{"width":1035,"height":728,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/","name":"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png","datePublished":"2026-01-08T10:32:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-08-102925.png","width":1035,"height":728},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dubbe-idin-kamaan-maqnaynee-waa-idin-maqnaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Dubbe \u201cIdin kamaan maqnaynee waa idin maqnaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189353"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189355,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189353\/revisions\/189355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}