{"id":189367,"date":"2026-01-09T13:53:49","date_gmt":"2026-01-09T10:53:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189367"},"modified":"2026-01-09T13:53:49","modified_gmt":"2026-01-09T10:53:49","slug":"daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/","title":{"rendered":"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud-300x204.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud-618x420.webp 618w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinkii u dambeeyay ee maamulka Somaliland, oo uu ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madax-bannaanida dalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay marar badan ka leexatay fursado wada-hadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, isagoo tilmaamay in madaxdii kala dambeeyay ee maamulkaasi ay ka gaabiyeen ka faa\u2019iidaysiga wada-hadallo horseedi kari lahaa midnimo iyo is-afgarad qaran.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cWaxay qaadeen waddooyin sii kala fogeeyay dadka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh, oo sheegay in wada-hadalka uu yahay xalka wax walba oo la isku hayo ama tabanayaan reer Somaliland.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Hoggaanka maamulka Somaliland ayuu madaxweynuhu ku eedeeyay inay aad ugu nugul yihiin fara-gelin shisheeye, gaar ahaan isku day kasta oo la xiriira raadinta aqoonsi dibadeed. \u201cIsku-dayada aqoonsi raadinta dan uma aha shacabka ku nool waqooyiga dalka, balse waxay u adeegayaan dano shisheeye oo halis ku ah amniga gobolka,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si kulul u diiday wax kasta oo ka hor imanaya midnimada dhuleed ee Soomaaliya, isagoo caddeeyay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan oo aan lagu kala goyn karin warqad ama saxiix dal shisheeye.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Sidoo kale waxa uu muujiyay sida ay Dowladda Federaalka diyaar ula tahay tanaasul iyo wada-hadal dhab ah, si loo helo midnimo qaran, isla markaana ay dowladda dhexe wax kasta oo suurtagal ah u hurayso midnimo iyo dowladnimo wadajir ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">\u201cDowladda Federaalka wax kasta wey u hureysa in midnimo la helo, haddii ay tahay garowshiyo, haddii ay tahay xaq dhiibid, haddii ay tahau xukun baahin iyo walaalo midoobay oo xoog mideysan hela diyaar ayaa u nahay,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Israa\u2019iil ayaa 26-kii December 2025 ku dhawaaqday inay Somaliland u aqoonsatay \u201cdal madax-bannaan oo leh qarannimo buuxda,\u201d iyadoo xiriir diblumaasiyadeed la samaysatay maamulka fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p class=\"pf0\"><span class=\"cf0\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u diiday go\u2019aankaas, iyadoo ku tilmaamtay xadgudub sharci-darro ah iyo daandaansi ka dhan ah madax-bannaanida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y7a2vNoNV4o\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinkii u dambeeyay ee maamulka Somaliland, oo uu ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madax-bannaanida dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay marar badan ka leexatay fursado wada-hadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, isagoo tilmaamay in madaxdii kala dambeeyay ee maamulkaasi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1767956058,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinkii u dambeeyay ee maamulka Somaliland, oo uu ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madax-bannaanida dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay marar badan ka leexatay fursado wada-hadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, isagoo tilmaamay in madaxdii kala dambeeyay ee maamulkaasi ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-09T10:53:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/\",\"name\":\"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp\",\"datePublished\":\"2026-01-09T10:53:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp\",\"width\":696,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinkii u dambeeyay ee maamulka Somaliland, oo uu ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madax-bannaanida dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland ay marar badan ka leexatay fursado wada-hadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, isagoo tilmaamay in madaxdii kala dambeeyay ee maamulkaasi ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-09T10:53:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":473,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/","name":"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp","datePublished":"2026-01-09T10:53:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Xasan-Sheekh-Maxamuud.webp","width":696,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-laguma-kala-goyn-karo-saxiix-shisheeye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Soomaaliya laguma kala goyn karo saxiix shisheeye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189367"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189367"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189369,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189367\/revisions\/189369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}