{"id":189512,"date":"2026-01-12T23:36:05","date_gmt":"2026-01-12T20:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189512"},"modified":"2026-01-12T23:36:05","modified_gmt":"2026-01-12T20:36:05","slug":"somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<figure id=\"attachment_187456\" aria-describedby=\"caption-attachment-187456\" style=\"width: 660px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-187456\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" alt=\"cabdiraxmaan ciro\" width=\"660\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-187456\" class=\"wp-caption-text\">cabdiraxmaan ciro<\/figcaption><\/figure>\n<p><span class=\"cf1\">Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid go\u2019aanka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu baabi\u2019iyey dhamaan heshiisyada Imaaraadka Carabta.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Somaliland ayaa ku dooday in aysan hoostagin Soomaaliya, isla markaana uu go\u2019aankasi ka fuli doonin Berbera, oo haatan shirkada Imaaraadku leeyahay ee DP WORLD ay gacanta ku hayso.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi oo ka hadlay go\u2019aanka Golaha Wasiirrada ee ka dhanka ah Imaaraadka ayaa ku tilmaamay \u201criyo maalmeed aan suurta-gali doonin,\u201d isagoo xusay in Imaaraadka uu yahay saaxiib weyn oo Somaliland leedahay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">\u201cRiyo-maalmeedka Soomaaliya waxba ma beddelayso. Berbera waa halka uu ku dhashay Madaxweynaha Somaliland, Imaaraadkuna waa saaxiib lagu kalsoon yahay oo ay Somaliland leedahay,\u201d ayuu yiri Wasiir Khadar.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Wuxuu intaas kusoo daray: \u201cSomaliland waa qaran mabda\u2019 leh, saaxiibbadiisana garab taagan. Imaaraadku wuu joogayaa, wax kasta oo uu yidhaahdo maamul daciif ah ee ka jira Muqdisho.\u201d<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta baabi\u2019iyey dhamaan heshiisyada iyo is-afgaradyada ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas ku saabsan dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Go\u2019aankaan waxa uu khuseeyaa dhammaan heshiisyada iyo wadashaqaynta ay ku joogeen dekadaha Berbera, Boosaaso, iyo Kismaayo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Tallaabadan ayaa la xiriirta warbixinno iyo caddaymo xooggan oo ku saabsan tillaabooyin gurracan oo lagu dhibaataynayo gobonnimada, midnimada Qaranka, iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid go\u2019aanka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu baabi\u2019iyey dhamaan heshiisyada Imaaraadka Carabta. Somaliland ayaa ku dooday in aysan hoostagin Soomaaliya, isla markaana uu go\u2019aankasi ka fuli doonin Berbera, oo haatan shirkada Imaaraadku leeyahay ee DP WORLD ay gacanta ku hayso. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768250190,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid go\u2019aanka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu baabi\u2019iyey dhamaan heshiisyada Imaaraadka Carabta. Somaliland ayaa ku dooday in aysan hoostagin Soomaaliya, isla markaana uu go\u2019aankasi ka fuli doonin Berbera, oo haatan shirkada Imaaraadku leeyahay ee DP WORLD ay gacanta ku hayso. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-12T20:36:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\",\"name\":\"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-12T20:36:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"width\":660,\"height\":388,\"caption\":\"cabdiraxmaan ciro\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid go\u2019aanka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu baabi\u2019iyey dhamaan heshiisyada Imaaraadka Carabta. Somaliland ayaa ku dooday in aysan hoostagin Soomaaliya, isla markaana uu go\u2019aankasi ka fuli doonin Berbera, oo haatan shirkada Imaaraadku leeyahay ee DP WORLD ay gacanta ku hayso. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-12T20:36:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","name":"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","datePublished":"2026-01-12T20:36:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","width":660,"height":388,"caption":"cabdiraxmaan ciro"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo ka hortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189512"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189514,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189512\/revisions\/189514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}