{"id":189532,"date":"2026-01-13T12:32:29","date_gmt":"2026-01-13T09:32:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189532"},"modified":"2026-01-13T12:32:29","modified_gmt":"2026-01-13T09:32:29","slug":"shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif\" alt=\"\" width=\"1069\" height=\"580\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif 1069w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo-300x163.avif 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo-1024x556.avif 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo-768x417.avif 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo-696x378.avif 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo-774x420.avif 774w\" sizes=\"(max-width: 1069px) 100vw, 1069px\" \/><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Shirkadda Air Arabia ay baajisay duullimaadkii Boosaaso madaama Dowlada Soomaaliya xiriirka u jartay Imaaraadka Carabta.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Shirkaddaan ayaa laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay muujineysa talaaabaa ay qaaday in durba uu hir galay go\u2019aankii Dowlada Somalia ee ahaa in labada dal kala goostaan dhamaan wixii xiriir ah ee ka dhaxeyn jirey xili ciidamo badan oo Somalia ku sugan Imaaraadku mushaar siiyo .<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Diyaarada Air Arabia ee Imaaraadka Carabta ayaa joojisay duulimaadkii ay berri ku tagi lahayd magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Go\u2019aankan ayaa ku soo beegmaya saacado yar kadib markii xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uu si weyn u xumaaday, ka gadaal markii<\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Sidoo kale Talaabada shirkadaan waxay ku soo aadeysaa xili Dowlada Soomaaliya ay laashay dhammaan heshiisyadii labada dal, kuwaas oo ay ku jiraan iskaashi amni, dekedo iyo hawlgallo kale oo wadajir ah,waxayna si gaar ah u saameyneysa shaqadii Imaaraadku ka hayay Dekadaha sedexda Maamul Goboleed ee kala ah Berbera Somaliland,Kismaayo Jubaland iyo Boosaaso Puntland.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Shirkadda Air Arabia ay baajisay duullimaadkii Boosaaso madaama Dowlada Soomaaliya xiriirka u jartay Imaaraadka Carabta. Shirkaddaan ayaa laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay muujineysa talaaabaa ay qaaday in durba uu hir galay go\u2019aankii Dowlada Somalia ee ahaa in labada dal kala goostaan dhamaan wixii xiriir ah ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768296775,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Shirkadda Air Arabia ay baajisay duullimaadkii Boosaaso madaama Dowlada Soomaaliya xiriirka u jartay Imaaraadka Carabta. Shirkaddaan ayaa laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay muujineysa talaaabaa ay qaaday in durba uu hir galay go\u2019aankii Dowlada Somalia ee ahaa in labada dal kala goostaan dhamaan wixii xiriir ah ee ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-13T09:32:29+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/\",\"name\":\"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif\",\"datePublished\":\"2026-01-13T09:32:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif\",\"width\":1069,\"height\":580},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Shirkadda Air Arabia ay baajisay duullimaadkii Boosaaso madaama Dowlada Soomaaliya xiriirka u jartay Imaaraadka Carabta. Shirkaddaan ayaa laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ay muujineysa talaaabaa ay qaaday in durba uu hir galay go\u2019aankii Dowlada Somalia ee ahaa in labada dal kala goostaan dhamaan wixii xiriir ah ee ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-13T09:32:29+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/","name":"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif","datePublished":"2026-01-13T09:32:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/photo.avif","width":1069,"height":580},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadda-air-arabia-oo-joojisay-duulimaadyadii-ay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadda Air Arabia oo joojisay duulimaadyadii ay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189532"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189534,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189532\/revisions\/189534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}