{"id":189543,"date":"2026-01-13T12:47:56","date_gmt":"2026-01-13T09:47:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189543"},"modified":"2026-01-13T12:47:56","modified_gmt":"2026-01-13T09:47:56","slug":"somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<figure id=\"attachment_187456\" aria-describedby=\"caption-attachment-187456\" style=\"width: 660px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-187456\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" alt=\"cabdiraxmaan ciro\" width=\"660\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-187456\" class=\"wp-caption-text\">cabdiraxmaan ciro<\/figcaption><\/figure>\n<p><span class=\"cf0\">&#8211;  <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">     ,    &#8211;   .<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Hargeysa, Jamhuuriyadda Somaliland | 13 Janaayo 2026<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii uu soo gaadhay war-saxaafadeed kasoo baxay waxa loogu yeedho \u201cDowladda\u201d Soomaaliya, kaas oo ay ku sheeganayso in ay awood u leedahay heshiisyo la xidhiidha Berbera. Dowladda Somaliland waxa ay si cad ayay u dedafeynaysaa sheegashadaas waxba-kama-jiraanka ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Berbera, waa qayb ka mid ah dhulka madax-bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland, mana laha Soomaaliya wax awood sharci, mid maamul, ama mid wax ku ool ah oo ay ku maamusho ama ku maamuli karto.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Dowladda Somaliland waxa ay mar kale xaqiijinaysaa in Soomaaliya aysan iyadu dhinacyada heshiiska wada galay, isla markaana aysan dammiin iyo dammaanad-qaade toona ka ahayn heshiis kasta oo ay Somaliland cid gashay ama la gelayso. Sidaas darteed, Soomaaliya ma laha awood sharci ah oo ay ku hakiso, ku beddesho, ama ku saamayn karto heshiisyadaas. Isku day kasta oo arrintaas la xidhiidhaa waa mid sharci ahaan waxba kama jiraan ah, isla markaana ka hor imanaysa xaqiiqooyinka jira iyo mabaadi\u2019da sharciga caalamiga ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Dhammaan heshiisyada u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Midowga Imaaraadka Carabta waa kuwo sharci ah, ansax ah, dhaqangalna ka ah dhammaan dhinacyada. Heshiisyadan waxaa galay hay\u2019adaha dastuuriga ah ee awoodda u leh Somaliland, si loo horumariyo koboca dhaqaalaha, ganacsiga, kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo xasilloonida gobolka, mana aha mid ay saameynayaan hadallada siyaasadeed ee dibadda ka yimaaddaa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf2\">Jamhuuriyadda Somaliland waxay u muujinaysaa mahadnaq Dawladda Imaaraadka Carabta iyo hoggaankeeda, gaar ahaan Sheekh Mohamed Bin Zayed Al Nahyan, iskaashiga soo-jireenka ah iyo kaalinta wax-ku-oolka ah ee ay ka qaateen nabadda, xasilloonida, iyo horumarinta dhaqaalaha Somaliland iyo guud ahaanba Geeska Afrika. Somaliland waxay sii ahaanaysaa saaxiib xilkas ah oo lagu kalsoonaan karo, oo ay ka go\u2019an tahay iskaashi ku dhisan is-ixtiraam, faragelin la\u2019aan, iyo sharcuucda caalamiga ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf3\">\u2014 Dhamaad \u2014<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1.webp\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"681\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1.webp 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-232x300.webp 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8211; &nbsp; , &#8211; . &nbsp; Hargeysa, Jamhuuriyadda Somaliland | 13 Janaayo 2026 &nbsp; Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii uu soo gaadhay war-saxaafadeed kasoo baxay waxa loogu yeedho \u201cDowladda\u201d Soomaaliya, kaas oo ay ku sheeganayso in ay awood u leedahay heshiisyo la xidhiidha Berbera. Dowladda Somaliland waxa ay si cad ayay u dedafeynaysaa sheegashadaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768297702,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&#8211; &nbsp; , &#8211; . &nbsp; Hargeysa, Jamhuuriyadda Somaliland | 13 Janaayo 2026 &nbsp; Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii uu soo gaadhay war-saxaafadeed kasoo baxay waxa loogu yeedho \u201cDowladda\u201d Soomaaliya, kaas oo ay ku sheeganayso in ay awood u leedahay heshiisyo la xidhiidha Berbera. Dowladda Somaliland waxa ay si cad ayay u dedafeynaysaa sheegashadaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-13T09:47:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\",\"name\":\"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-13T09:47:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg\",\"width\":660,\"height\":388,\"caption\":\"cabdiraxmaan ciro\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","og_description":"&#8211; &nbsp; , &#8211; . &nbsp; Hargeysa, Jamhuuriyadda Somaliland | 13 Janaayo 2026 &nbsp; Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii uu soo gaadhay war-saxaafadeed kasoo baxay waxa loogu yeedho \u201cDowladda\u201d Soomaaliya, kaas oo ay ku sheeganayso in ay awood u leedahay heshiisyo la xidhiidha Berbera. Dowladda Somaliland waxa ay si cad ayay u dedafeynaysaa sheegashadaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-13T09:47:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/","name":"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","datePublished":"2026-01-13T09:47:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025210638747655809722578.jpg","width":660,"height":388,"caption":"cabdiraxmaan ciro"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kahortimid-goaanka-df-ee-imaaraadka-carabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo kahortimid go\u2019aanka DF ee Imaaraadka Carabta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189546,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189543\/revisions\/189546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}