{"id":189547,"date":"2026-01-13T19:24:22","date_gmt":"2026-01-13T16:24:22","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189547"},"modified":"2026-01-13T19:24:22","modified_gmt":"2026-01-13T16:24:22","slug":"daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png\" alt=\"\" width=\"743\" height=\"462\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png 743w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655-300x187.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655-696x433.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655-675x420.png 675w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655-356x220.png 356w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655-741x462.png 741w\" sizes=\"(max-width: 743px) 100vw, 743px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta la hadlay dadka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay go\u2019aannadii ugu dambeeyey ee ay dowladdu qaadatay, gaar ahan cayrintii Imaaraadka iyo aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland, isaga oo diray hanjabaad ku aadan xaaladaha soo kordhay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer uga hadlay go\u2019aanka masiiriga ah ee uu ka qaatay Isu Tegga Imaaraadka Carabta, wuxuuna sababta ku sheegay in go\u2019aanka ay ku saleeyeen ilaalinta madax-banaanida dalka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Madaxweynuhu wuxuu Imaaraadka ku eedeeyay inuu khatar wayn ku ahaa qarannimada Soomaalia, isla markaana uu waday kala qaybinta dalka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">\u201cNasiib darro dowladda Imaaraadka nalooma dhaqmin sidii dowlad mid ah oo madax-banaan marar badan ayaan ka dalbanay inay noola dhaqmaan sidii dowlad mid ah\u201d ayuu yiri madaxweynuhu.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Sidoo kale, wuxuu diray hanjabaad kale oo culus, isaga oo ku goodiyay inay qaadi doonaan tallaabooyin kale oo lagu difaacayo qarannimada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">\u201cDowladda Soomaaliya waxay qaadi doontaa tallaabooyin kala duwan oo la xiriira difaaca qarannimadeyna, mana jirto cid looga heebeysanayo difaaca Qaranka\u201d ayuu ku hanjabay madaxweynaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in mas\u2019uuliyad ay iska saarayaan in shacabka Soomaaliyeed ay helaan madax-banaanida dhaqaale iyo mid siyaasadeed, iyagoo kalsooni ku qaba dalkooda qaniga ah iyo dowladdooda.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Dhinaca kale, waxa uu soo hadal qaaday aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland, wuxuuna tilmaamay in si adag ay u diiday dunida, ayna garab istaagtay Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">\u201cDunida si isku mid ah iyadoo isticmaaleyso erayada ugu adag ayay ku diiday isku dayga Israa\u2019iil ee kala qaybinta dalka\u201d ayuu mar kale yiri Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gq2ek1GFRtU\" width=\"1399\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta la hadlay dadka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay go\u2019aannadii ugu dambeeyey ee ay dowladdu qaadatay, gaar ahan cayrintii Imaaraadka iyo aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland, isaga oo diray hanjabaad ku aadan xaaladaha soo kordhay. &nbsp; &nbsp; Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768321494,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta la hadlay dadka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay go\u2019aannadii ugu dambeeyey ee ay dowladdu qaadatay, gaar ahan cayrintii Imaaraadka iyo aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland, isaga oo diray hanjabaad ku aadan xaaladaha soo kordhay. &nbsp; &nbsp; Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-13T16:24:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"743\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"462\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png\",\"datePublished\":\"2026-01-13T16:24:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png\",\"width\":743,\"height\":462},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta la hadlay dadka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay go\u2019aannadii ugu dambeeyey ee ay dowladdu qaadatay, gaar ahan cayrintii Imaaraadka iyo aqoonsiga Israa\u2019iil ee Somaliland, isaga oo diray hanjabaad ku aadan xaaladaha soo kordhay. &nbsp; &nbsp; Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-13T16:24:22+00:00","og_image":[{"width":743,"height":462,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/","name":"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png","datePublished":"2026-01-13T16:24:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/Screenshot-2026-01-13-161655.png","width":743,"height":462},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kahadlay-sababta-iimaaratka-loo-cayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kahadlay sababta iimaaratka loo cayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189547"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189549,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189547\/revisions\/189549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}