{"id":189556,"date":"2026-01-14T13:25:06","date_gmt":"2026-01-14T10:25:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=189556"},"modified":"2026-01-14T13:25:06","modified_gmt":"2026-01-14T10:25:06","slug":"turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p><!--StartFragment --><\/p>\n<p><span class=\"cf0\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-189557\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Dowladda Turkiga ayaa wadda dadaallo diblomaasiyadeed oo ay ku doonayso in ay ku xakamayso xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay qaar kamid ah dalalka Carabta, xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, uu booqasho rasmi ah ku tegi doono magaalada Dubai.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Inkasta oo aan weli si rasmi ah loo shaacin faahfaahinta ujeeddada booqashada Wasiir Fidan, haddana warar laga helayo ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in qaddiyadda Soomaaliya ay ka mid noqon doonto ajandaha wada-hadallada, si xal loogu helo xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Ilo-wareedyo ku sugan Bariga Dhexe ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in Turkigu doonayo inuu kaalin dhexdhexaadin ah ka qaato arrimaha dalalka Khaliijka Carabta, isla markaana uu ka hortago in xiisaddu ku fido dalal kale oo ka tirsan Bariga Dhexe iyo Bariga Afrika, iyadoo Soomaaliya ay ka mid tahay meelaha sida gaarka ah loo eegayo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf0\">Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Dubai ayaa imaanaysa kaddib wada-hadal taleefan oo dhex maray Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo<\/span><span class=\"cf1\">\u011fan iyo Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, taasoo muujinaysa in labada dhinac ay doonayaan in ay xoojiyaan wadatashiga siyaasadeed.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Safarka Hakan Fidan ee Imaaraadka Carabta waxaa loo arkaa mid xambaarsan dadaallo culus oo diblomaasiyadeed, kuwaas oo diiradda saaraya dejinta xiisadaha jira, gaar ahaan kuwa saamaynta ku leh Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"cf1\">Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u jartay xiriirkii ay la lahayd Imaaraadka Carabta, iyadoo laashay dhammaan heshiisyadii amni, iskaashi iyo horumarineed ee horay u dhex maray xukuumadaha Muqdisho iyo Abu Dhabi.<\/span><\/p>\n<p><!--EndFragment --><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa wadda dadaallo diblomaasiyadeed oo ay ku doonayso in ay ku xakamayso xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay qaar kamid ah dalalka Carabta, xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, uu booqasho rasmi ah ku tegi doono magaalada Dubai. &nbsp; Inkasta oo aan weli si rasmi ah loo shaacin faahfaahinta ujeeddada booqashada Wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":189557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1768386331,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-189556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Turkiga ayaa wadda dadaallo diblomaasiyadeed oo ay ku doonayso in ay ku xakamayso xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay qaar kamid ah dalalka Carabta, xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, uu booqasho rasmi ah ku tegi doono magaalada Dubai. &nbsp; Inkasta oo aan weli si rasmi ah loo shaacin faahfaahinta ujeeddada booqashada Wasiir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-01-14T10:25:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/\",\"name\":\"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg\",\"datePublished\":\"2026-01-14T10:25:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon","og_description":"Dowladda Turkiga ayaa wadda dadaallo diblomaasiyadeed oo ay ku doonayso in ay ku xakamayso xiisadda siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay qaar kamid ah dalalka Carabta, xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, uu booqasho rasmi ah ku tegi doono magaalada Dubai. &nbsp; Inkasta oo aan weli si rasmi ah loo shaacin faahfaahinta ujeeddada booqashada Wasiir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-01-14T10:25:06+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1152,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/","name":"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg","datePublished":"2026-01-14T10:25:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/skynews-turkey-election-erdogan_6158098.jpg","width":2048,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-soo-faragaliyay-khilaafka-soomaaliya-iyo-imaaraadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo soo faragaliyay khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189556"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=189556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189558,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/189556\/revisions\/189558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/189557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=189556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=189556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=189556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}